site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

IS AFGARAN WAAGU XUMAA

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): IS AFGARAN WAAGU XUMAA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

caamir1

Unrecorded Date
WAXAA DHACDAY IN LABA NIN OO REER MIYI AH OO MAGAALO YIMAADEEN SI EEY U IIBIYAAN XOOLO, KADIB MARKII EEY XOOLAHII IIBSADEEN AYEEY WAXEEY AADEEN MAGAALADA SI EEY UGA SOO CUNTEEYAAN, ILAA WAA DAD AAN MAGAALADA KALA AQOONEE WAXEEY GALEEN MAQAAYADII UGU HOREEYSES OO EEY ARKAAN, MAQAAYAD WAXAA LAAHAA NIN CARAB AH WAXUUNA KU FADHIYEY MIIS IRADA LAGA GALO YAALEY, LABADII NIN WAXEEY SALAAMEEN NINKII KADIBNA WAXEEY DALBADEEN SHAN WASLADOOD OO HILIB AH, WEEYNA FARIISTEEN NINKII MAQAAYADA LAHAA AYAA INTA OO KA SOO BOODAY MIISKII OO UU IRADA MAQAAYADA ISTAAGAY OO KOR U QAYLIYEY YIRI: (KHAMSA WASLA LAXAM) OO EEY MACNAHEEDA TAHAY SHAN WASLAD OO HILIB AH, ISAGA OO U SHEEGAYA SHAQAALAHA MAQAAYADA, LABADII NIN WAXEEY U QAATEEN IN UU NINKA LEEYAHAY (QABTA WASA) MARKAASEEN CARAREEN IYAGA OO KU DHAWAAQAYA HILIB AYAAN SOO RAADSANAYE MA WASMAAN SOO RAADSANE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kunbil

Unrecorded Date
THANKS CAAMIR WAXAAN QOSLAYEY IN KABADAN 30MIN
MARKAAN AKHRISTEY SHEEKADAAKA SO KEEP DOING THAT BROTHER

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.