This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either... Go to Current Forums ...with millions of posts ADEER II SHID SIGAARRKAAN SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): ADEER II SHID SIGAARRKAAN muuzey Unrecorded Date MAALIN AYAA WIIL YAR OO 7 JIR AH WUXUU GACANTA KU HEYSTAY JAB SIGAAR AH OO UU TAGAY ASKARI TARAAFIKO AH OO JIDKA TAAGAN WUXUUNA KU DHAHAY: ADEER II SHID SIGAARKAN. ASKARGII OO YAABAN AYAA WUXUU KU DHAHAY WIILKII: ADIGOO DA'DAAN AH MIYAAD SIGAAR CABEYSAA? WIILKII YARAA WUXUU UGU JAWAABAY: ADIGOO SIDAAS U WEYN AYAAD WELI FIRIMBI AFKA KU HEYSATAA. Rashiid Unrecorded Date Hej Muuzey Waad mahadsantahay, aad ayaan ugu qoslay. Anigana tan ayaan idiin soo gudbinaa. waxaa dhacday in wiil yar uu habeen walba siriirta ku kaadin jiray, isla mar ahaantaas hooyadiis waxay ka codsan jirtay in uu iska dhaafo in uu sariirta ku kaadiyo, oo haddii uu iska dhaafo in uu sariirta ku kaadiyo ay siin doonto abaal marin ah nac-nac..Iwm. Marka halkiisii ayuu ka sii waday kaadidii. Hooyadii ayaa ku xanaaqaday waxayna tiri haddii aad mar kale kaadiso Guska aan maqas kaaga jaraa. Maalintii danbe ayaa waxay soo booqdeen guriga Eedadiis waxaana dhacday in maalintii isaga iyo gabar yar oo eedadiis dhashay meel loogu wada qubeeynaayay. Wuxuuna fiirayay gabarta yar hoosteeda kuna yira:_ Kaadida maad sariirta ka dhaafi wayday kadibna malagaa jaray isaga dhan!!!! Waad mahdsantihiin dhamaan ifraax Unrecorded Date to rashiid hahhahahaahahahhahah fix fixxxxxxxxx aad iyo aada ayaa iga qoslisay thanks babagee Friday, June 30, 2000 - 08:11 am add ayaan u qoslay tanks bro..keep going.. muuzey Friday, October 06, 2000 - 11:09 am Rashiid thanks to you too I'm glad you like it. your joke was funny too. Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.