site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

WIIL SHANKIILO AHAA OO HADNE HAL KIILO NOQDAY

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): WIIL SHANKIILO AHAA OO HADNE HAL KIILO NOQDAY
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ALI

Unrecorded Date
Marka hore waa idin salaamay aqyaarta marka xiga sheekdeeyda ila aqrista.

waxaa dhacday nin turki oo aan isku magaalo nahay aa waxaa u dhashay wiiil marka wiilkii uu aad ugu farxay markaas intuuu sooo orday oo uu saaxiibadiis u imaaday uu wuxuu ku dhahay saaxiibayaal wiil aa ii dhahsy, markaas aa la yiri ar mabruuk hee meeqa kiilo waaye hee wiilka koo xoog badan ma yahay aa la yiri ninkii turkiga ahaa, wuxuu dhahay haa wiilka wuu xoog badan yahay oo waa shan kiilo waa fiicanyahay aa la yiri, maalmo kabacdi uu saaxiibadiis hadane u imaaday, hadane sidoo oo kale uu wiilkiisii usoo hadal qaaday, markaas eey dhaheen haye ka waran kii yaraa ee aad dhashay, markaasuu yiri wuu fiicanyahay, markaas aa la yiri haye ka waran hee ma xoogeestay, wxuu ku jawaabay maya sidii hore uuba hada ka yaraaday oo waa hal kiilo, saaxiibadiis waxeey dhaheen maxaa maalinkii uu dhashay uuba shankiilo ahaaye amaxaa hada daaray oo uu hal kiilo u noqoday, markaasuuu turkigii ku yiri saaxiibadiis, WAAN GUDAY NOOH, hahahahahahaha markaas eey saaxiibadiis dhaheen saxiiboow amaa wiilka meel qalad lee gooseen sida madax iyo lug iyo meel kale ileen waxaan gudniin waa ka weenyaheee ileen alaab ilma yar oo afarkiilo eh ma jirteee. hahahahahahah
ABUU

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

neeefoooowkaniiiiiini

Unrecorded Date
.....runtii qosol ,,,eheh eh ehe ehe ,,,kalyaha iiiiiiiiiiiiiiih,,,,waar beerka ,,,wal,,wallaahi afar kiilo aa ,,,,ehehe ehehe ehheh kakac aa lagu yiri,, macallinka igaarka kal lee amaas wati kaneey wax ka badanee,,,,iyaah anna soo marin aa lagu dhihi,, 80% aaaaa aacuudka la manjal weentahay,,,10 meehiis ku gaaro ka warran 28kiilo oo gaw ah ba waayee,,,,

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.