Unrecorded Date Nin ayaa wuxuu la seexday naag la qabo, markii hawshii la dhamaystay ayay naagtii baxday, waxayse illowday kastuumeheedii. Ninkii oo maalintii dambe iska lugeynaya ayaa wuxuu arkay naagtii uu la seexday ninkeedii oo sii socda, intuu ka daba qayliyay ayuu yiri saaxiibow naagtaada ayaa kastuumeheedii gurigeyga ku hilmaantay ee kaalay u qaad.