site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

ANIGA IYO NINKII AHAA NAVY GA

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): ANIGA IYO NINKII AHAA NAVY GA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAYRAAN

Unrecorded Date
WAXAA DHACAY MAALIN MAAL MAHA KAMIDA ANIGOO KA IIBSANAAYA DUKAAN ROOTI AYAAN SOO ISTAAGAY MAQALKA WAA (REGISTERKA)KADIB MARKII Q GA AMA LAYNKA IGA DANBEEYA AY SOO IS TAAGTAY INAN AAD U QURUX BADAN OO ISKA DHALA DHABARKA AYEY IGA TAABATAY WAXAY I TIDHI RAALI IGA AHOW WAXAAD IILA EEGAATAY (ACTOR)INGRIISI WANAAGSANA MA AQAANO KA DIBNA WAAN QOSLAY HA HA HA WAXAY IGU TIDHI KALAY GURIGAYAGAAN KUSOO TUSAYAA ANIGOO LA YAABANAA QURUXDA ALE U DHIIBA WAXAY SOCOTO ANIGOO SHAKISAN BAAN IDHI YAA KULA YAA KULA DEGEN (WHO YOU LIFE)QOSOLNA WAA U RAACIYEY HA HA HA LAYE KALIGAY DABADEED WAA SII FARXAY,WAXAAN HADANA WAYDIIYEY NIN MA LEEDAY KU TE MAYA WAAN SII FARXAY,HADANA WAXAAN WAY DIIYEY CARUUR MA LEEDAY KU TE MAYA,WAA YAAB TANI WAA MID LAYSOO DIRAY ANIGOO HOOS ISU WAYDIINAYA AYAAN GURIGEEDII OOD MOODO QURUXDA BOQORTOOYO SOO GALAY,LAYE JAAKEEDKA ISKA SAAR,ANIGOO NAX NAXSAN I WAYDIISAY WAXAAN CABAAYO WADANKA WAA KU CUSUBAY KANIISAD AYAAN KUU SOO DEGNAY LAYE WAXBA BIYO CAD II KEEN KU IDHI QOSOSHAY ,I WAYDIISAY INAAN KU CUSUBAY WADANKA, U SHEEGAY INAAN KU SOO DEGAY KANIISADA ,QOSOSHAY QUDHEEDU ,CABAAR WAXAAN KAFTANO WAXAY IGA CODSATAY INAAN HABEENKII LA SEEXDO ,BERYAHAA GABADHNA MAAN ARAG QUDHAYDU LAYE WAYEE AAN SOO FASAX QAATO AYAAN KU IDHI ,KANIISADA GABADHA HAYSATA WAXAA LAYIDHAA CINDY WAXAAN KU IDHI (CINDYEY I DHEGAYSO CAAWA WAAN DHAXAYAA I TIDHI WAAD CUSUBTEE MA CID BAA IS HESHEEN REER MAGAAL WAA IS YAQAAN KU TE HAA)HADAL YAAN IDINKU DAALINE KU SOO NOQDAY GURIGEEDII OO U DHAWAA KANIISADA MARKII AAN YAR GARAACAY MISE WAABA YARTIIYO INTA AY IS CADAYSAY ,CUSBURKIIYO CILAAN IYO CAAD ISKU DHOOBTOO ,CADARKA KII U UDGOONA CAJABEEY ISKU SIISAY (IMAGINE)NIN CIYARAA WUU KASAYAA HALKA AAN CALMANAAYO KUTE MUSIC KU TUURTAY I WAYDIISAY MAROOJIS KU MALIIKHAY CABAAR OO MA DAREENTAY XABIIBI MAR LABAAD YAR SUAALAY QOSOL MUJISAY AAD LAYE MAYNU YAR AADNO QOLKA MAAD INA KEENTID MA XAYRAAN BAA U NAXAAYA LAYE WAA RUNTAA INA KEEN ,WAKHTIGU WAA IS GURAAYE MAR UU HABEEN CARAABAY OO SARIIRTII CABAADAY OO SIDII AAN KA DHIIBAY HOR WAYN AY HORAADKA ISAARTAY HAPPY AAN LA MABSUUDNA WOW (KNOCK,KNOCK) KUTE WAA LA GARAACAYA IYO WA AYO SAA WAA NIINKEEDII OO KA SOO NOQDAY (MIDDLE EASTKA XAGAA IYO CIRAAQ)KA DIB WAXAAN MAQLAY DOOD HAGELIN IYO WAAN GELAYAA AAR NAFTU MACAANAA LAYE DAA NIGISKEE SURWAALKII DARAFKIISA IYO SHAADHKA NASIIB WAANA LABAAD DABAQEEDU KASOO DUULAY MARKIIBA ,DIB MARKAAN U JALEECAYNA DERBI XOOGA AAD YAABTOO INDHAA MAAN DUG KU SIIN DIBNA MAAN UGU LAABAN TAASAA IGA GAADHAY DARMAANTII IGA DUUBTAY DUKAANKA HA HA HA HA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cajaa'ib

Unrecorded Date
Very boring and very long.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dalilama

Unrecorded Date
XAYRAAN

maaaaaaaaan you soo boring and what a big layer you are if you was new to the country and you know no english what the hell were u communicating with her?????????

dont lie brotha man and WRITE WITH SMALL LETTERS
am guessing another old somalian guys dream and regaret

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mindy

Unrecorded Date
where the heck is the fun part? or is u getting to it? surely we dont give a fib about your scores so what's the deal nigga?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

komaande

Unrecorded Date
war ma qaad baa ku waalay?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, June 28, 2000 - 02:57 pm
SXB WAX LAGUSHEEKEEYA SOO BARA

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.