site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

DUKAANKA

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): DUKAANKA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LAYAAB

Unrecorded Date
maalin maalmaha ka mid ah, ayaa gabar wadanka ku cusub ay waxey tagtay dukaan, waxay rabtay iney iibsato iskaasho(socks) markaas ayey waxay ku dhahday ninkii dukaanka iibinayey " can i have seks" iyadoo ka wada " socks"..ninkii dukaanlaha wuu fahmi waayey markaasee ku celisay, misana tiri " can i have sexy".. dukaanlihii aa wiil dhalin yara ahaa baa u jawaabay " what kind"..markaaseey u tilmaantay lugteeda hoose misana tiri " i want white sexy"... naxdin daradeed ayuu garan waayey wax uu ku dhaho. marakaasee aaheelay soo booday, oo ku tiri ninka " i like to have alot of sexy," markaasuu u jawaabay isagoo yaaban " show me what kind you want". markuu saas yiri bay kabta iska saartay, dabadeedna tustay saksaanteeda,

YAX YAX YAX

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abuuu

Unrecorded Date
waxaaas maa wax lagu qosle afkiis day yax yax yax kulahaa af danbas waaxid meesha wax maku heeyside wax macquul kusoo qor jeega dheereyahooow
Abuuuuuuuu

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cunaye

Sunday, December 03, 2000 - 10:35 pm
to. layaab
warya kuso qor wax xiso leh dabo buur

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.