site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Baydhabood Sarqaamay

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Baydhabood Sarqaamay
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Nin reer waqooyi ah oo Baydhabo ka shaqayn jiray ayaa magaalada intuu ku wareeray oo dadkii is fahmi waayeen ayuu intuu Qaad fara badan soo qaatay ayuu geed iskala hoos fariistay, buraashadna wuxuu ku soo shubtay hal dhalo oo whiskey ah, isagoo aysan ka qasnayn ayaa waxaa u yimid nin tuugsanaya, oo yiri, "Magan Alla"
Reer waqooyigii ayaa wuxuu u shubay koob whiskey ah, wuu ka laacay, markaasuu yiri "Iinka nag" wuu ugu celiyay, wuu ka laacay, oo haddan yiri "Iinka nag" suu ugu noqnoqonayay ayuu intuu sarqaamay yiri "Awkey, aana kahatoo i haayti dawkun dhanna wal oo daaweeyo waaysanaayi, hadda adi oo fujideey, wal abaalkaa ki gudaaw ma kasaawe, is wasaane" ninkii reer waqooyi, ayaa cagaha wax ka dayay isagoo leh, war wuxu abaal daranaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cade

Unrecorded Date
yax yax yax yax....... this is funny.... but i thought you said the northern guy had problem in understanding the local accent... I wonder how he managed to get the gist of the other man statment.. logical error... huh

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.