site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

---""""""""""""""""BUC YEEREYDO----"""""""""""""""""""

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): ---""""""""""""""""BUC YEEREYDO----"""""""""""""""""""
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhuceey

Unrecorded Date
WAXAA ISKOOL KAMID AH ISKOOLADII KU YAALEY WAQOOYI LOO BEDELAY MACALINKOO REER B/WEYNE AH SAAXIIBKAA MAALINTII UU CASHARADA BILAABAAYO WAXUU KA BILAAWYEY WUXUU YIRI, (BUC YEERAYDO HADIID MAQASHAAN CARBOONTA AA BAXAYDO OGSOJIINKA AA SOO GALAYDO. NIMAN YAHOOW MIISKAAS XAWLA DHAQAAQI LA'YAHAY MATAQAANAAN ARDAYDII OO DHAFOORADA HAYSTA OO FAHMI LA' WAXA MACALINKA LEEYAHAY AYAA U JAWAABI WAAYEY MARKAAS SUU WUXUU MACALINKA YIRI WAHSI AW LA DHAQAAQI LA' YAHAY OO MAAS AA SAARAN. LOL LOLLOLOLOOL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

OG

Unrecorded Date
hehhehehehheh lol runtii waxaad keentay wax lagu qos ee maad dhamaystirin
nin reerxamar ah ayaa waxaa u yimidd hargaysa markaa ayuuu dugaan damacay in uu ka iibsado xalwo ,, ninka dugaanka lehna oo reer waqooyi ah ana islaantiisa yaa layiraahdaa xalwo ,,
xamari .. aaabow xalwo mahaysaa
waqooyigii ... warhaye dee maxaad karabtaa
xamari ... waa ka iibsanaa nooh
waqooyi ... oo hadaad iga iibsatoo seedi dhihi
xamari... waan dhuuqaa nooh ..waqoykiii inta u xanaqay ayuuu yiri waryaa hee xagee ku bartay
xalwo waligeedba ma dhaafin halkaan ee ..xamari ee aar xamar aaan ku dhuuqi jiray .. waqoyikiii intuu uu sii xanaqay ayuu yiri waaryaa war marqudha ayay tagtay xamar markii ayaa ..aragtay inta waqoykiii inta xanaq oo islaanti u yeeray ayuu yiri naahayee ma waxaad ayaad xamar la aaday lolheheh waa sii socotaa lakiin inta
hehhe

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.