site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

3 Dooli !

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): 3 Dooli !
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nacka

Unrecorded Date
Sheeko hore u dhacdey, kii maqloo judge not, kaan maqlinoow have fun with it. This is how it goes.

Waxaa isu faaney sadex dooli. ayagoo sheekeysanaya ayaa kii ugu horeeyey bilaabey.
1: Guriga aan joogo aad ayaa la'iiga necebyahay, marka cida waxey ku tashatey inay i dilaan, waxey soo gateen sunta dooliga si aan u cuna dabadeedna ugu dhinto, anigana markaan sunta cuno abitetka ayaaba iigu furma.

Kii labaad ayaa asagan markii yiri, intaaslee miyaa, dhagayso teyda.

2. Aniga reer aan la joogo waxey ii soo iibsadeen mousetrup..Dooliga birta lagu qabo aniga habeenkii iyo subixii ayaan ku jimicsadaa (exercise).

Kii sadexaad ayaa sheekadii u bogiwaayey dabadeedna yiri Hey Hey ilmihiina yar yar waqti ma hayee shekada iga dhameeya, I have to run home si aan ugu shaqeeyo •••• the CUT.

After all dont judge me it is for fun readin'

Bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cajaa'ib

Unrecorded Date
That was tight.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mona

Unrecorded Date
hahah i like it, it is fun ...thanx for posting ...you righ " After all it is for fun" ..
thanks abaawe...post us more ..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

IDIRIS

Unrecorded Date
SAAXIIBOOW AAD IYO AD AYAAN U QOSLAY,WAXAANA WALAAHI RUNTII ULA YAABAY SIDAY SHEEKADU RUN UGU EGTAHAY.WAAD MAHADSANTAHAY, WAX KALE HADAAD HEYSO NOO SOO SHEEG SAAXIIBOOW.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.