site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

I KAAALMEEYA AQYAARTA, ILAAH AA KAALMO LA WEEYDIISTAAYE.

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): I KAAALMEEYA AQYAARTA, ILAAH AA KAALMO LA WEEYDIISTAAYE.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AXMADEEY

Unrecorded Date
Waxaan ahay wiil 19 jir eh oo aan aqoonin sida gabdhaha loo shukaansado aadne waa u xishood badnahay oo hadaan gabr arko oo too kale la socoto lama hadli karo, hadii xataa aan la hadli lahaa meel aan uga bilaabo ma aqaano iyo hadeeyba iyada igu bilaawdo si looga dhax baxana ma aqano ee wlaalheeyga soomaaliyeedoow hadaa arintaas horay usoo marteen ama aaba waayo aragnimo u leedihiin
sida gabdhaha loo shukaamiyo iyo waxyaalaha lagu dhaho ma iga kaalmeen kartaan.
Axmad oo jawaab idinka sugaayo
waa mahadsantihiin jaaaw

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Rashid

Unrecorded Date
Hej Axmadeey

Mark ugu horeysa salaan. Marka xigta waxaan boggan u soo booqday in aan qoslo. laakiin waxaan arkay in aad tahay wiil yar oo walaalkey ah oo u baahan waano ku saabsan dhinaca shukaansiga aniga kuma dhahaayo waxaan ahay Expert, laakiin waxaan ku oran lahaa haddii aad qof ahaan mar kasta is tiraahdo ma ku fiicnid shukaansiga, waligaa sidaas ayaad ahaaneysaa. Sidaas darteed waa in aad iska dhaaftaa in aad mar walba ka fiiriso arrimaha dhinaca qaldan.

Mana jiro qaab gaar ah oo gabdhaha lagu shukaansado. Waa inaad xasuusataa in gabadha laftigeeda ay sidaada oo kale tahay oo ay xishoonayso.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AXMADEEY

Unrecorded Date
TO RASHID
brother aadaa u mahadsantahay
igana raali noqo hee maadaama aan kusoo lugooyay oo inaa qososho eey aheed laakiin meel kale oo soomaali soo booqoto aan waayay sxb
marka waa ku mahadsantahay warbixintaadii waana soo tijaabinaa saa tiri laga yaabo ineey hirgasheee
jaaaw ahmadeeeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Rashid

Unrecorded Date
Hej Axmadeey

Waa ku salaamay. Salaan ka dib waxaan ku dhihi lahaa adaa mudan, waxna ha ka wal-walin oo ha u qaadanin in aad i soo lug gooysay.

Waxaan ku dhihi lahaa mustaqbalka waxaad igala soo xiriiri kartaa E-mielkayga oo ah:-
(rashidde1@jubiipost.dk)

Mana iga ahan aan doonayo in aan xiisaynayo in aan aad u ogaato nolshaada adiga qaaska kuu ah. laakiin haddii ay jiraan su'aalo guud oo ku saabsan, waxyaabaha yaabka leh ee nolasha lagala kulmo. Hana u maleynin in aan mar walba ka jawaabi karo. Laakiin waan isku deyaa inta karaan kayga ah. Sida aan horey kuugu sheegay...xasuusnow weligaa in ahay ...Your big brother....somewhere out there!!!


Good luck
Rashid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AXMADEEEY

Unrecorded Date
TO RASHIID


AXMADEEY
Waa mahadsantahay bro inshalaah anaana kaala soo xirii doono adareeskaas
jaaw
AXMADEEEY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sugaal Cabdulle

Sunday, July 16, 2000 - 06:59 am
To Ahmed

Duqa dhageeyso, arintaada sahal waaye, gabadha indhaha ka fiiri, hadii eey iyadana ku fiiriso dhag waaye, hadana u dhoolacadee haddii ay iyadana dhoolacadeeyso duqa waa iskugu kaa dhacday, waxaa intaas kuu dheer madaxaaga luxlux, haddii ay gabadha kaa daba luxluxdo nicmatul fashuuq aa kuu soo dhaw, kolkaas kadibna hadii aad istaagsan tahay fariiso, haddii ay gabadha kaa daba fadhiisatana balan ku dhaji "Yoobsanba" allaha ka dhigee. Markaad balanta rasmiga ah ku kulantaan wixii aad horey u sameeysan bilcagsigooda suubi, micnaha haddii ay kuu qososho wajiga u kaduud iwm. Intaas haddii ay wax kuugu suurto gali waayaan boombalo naag ah aan kuu soo gadeenaa iska fashuuqso

Sugaal Cabdulle

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.