site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Kawaran haday ilkuhu hagu bixi laheyen,

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Kawaran haday ilkuhu hagu bixi laheyen,
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
laba wiil ayaa saxibo ahaa waxa la kala oran jiray mahdi iyo manaxe mahdi kabo galas aa laga
dhigay kadib mahdi waxaas bartay gabartii ugu quruxoneed galaska, gabarta qalanjo waye lakin hal cilad aa jirtaa qosol waa dhamesi ilko dheer dheer wa kuwanaa muran macalimad ey kutahay,malin
malaha kamid eh waxaa is helay manaxe iyo murado,
mahdina dhex dooda uu ku dhintay sii ukala celi hayay manaxe malinkasto waa laga badijiray muran,
lakin mantay sheko qatar eh uu usoohelay shekadisana waxas ku bilabay sidaan ,, waxaas yiri
macalinka dugsiga hada kahor waxaas nayiri ilahay sidiis noogu naxariistay hadii oo timaha nagu baxan waa iska xiirnaa ,,alxamdulilah aa kadaba dhahonaa kabacdi ,,hadii oo cijiyaha nagu baxan waa iska jarnaa alxamdu lilaah hadii oo shunka nagu baxo waa iska xirnaa alxamdu lilaah,, lakin hadii oo ILKAHA NAGU BIXI LAHEEYN KAWARAN ,,
abaay murado waa qosli jirtay hada inay ooy so waxyar aa oga dhinaa waaa qarxi rabtaa lakin manaxe waa aqli badnaa waxaas shekadiisii ku qatimi sikasto ilkaha ha ubaxan lakin sida timaha camal ma ubaxaan alxamdu lilaah ,hadiin qaldamo ha la ii fuutiyo kistoo mehan jadiid aa ku ahay,
maryooleey murad kooda maxaa dhahden ilahay ha sah lo mumininta muradkood ilahay ha sahlo amin munafaqinta muf alaha siyoo ,,macsalama,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wardi

Unrecorded Date
GAX GAX GAX GAXA GAX ,,,
WALAHI WALIGEY TAN CAMAL WAA II DHIMINADED SXIBOW
MAXAA MAGACADA USOO QORI WAYSAY DAD BADAN OO MESHAN KABUXO AA KAHOREYSAA WALAHI FADLAN HADAA WAX KALE HAYSID NOO SOO QOR WALAHY TOP ATAHAY SXB
SIDAS KU WAD THANKS ,hhhhhhhh @@@@@l
pls magacada marka kale ok by ,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

macaaan

Unrecorded Date
ha ha ha ha ha ha
acuud kiyooow walahay waligey san uqosalay ma u
qoslin ar kanaa waxaa larabay inaa magacada
soo qortid si laguu barto walahay waa ,
isku kadirabay sii u qoslayay lee ,waraa adi
maxaa marhore wax usoo qori waysay shaydan waxid
lakin gabarta waa u dhamaysay nooh,,
by , mahdi magac fican waye kaas ma lagu dhahaa
adiga mise ???? by ,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

warta

Unrecorded Date
LoooL,

Hey wardi iska warran ayaantaan warkaaga waala waayay.

Niikiye walaalkiis waaye yaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QURXOOON

Unrecorded Date
gax haa gax gax hhhhhh @@@l
si aa uqoslo ayaan garan wayay gabdho ilajoogay
oo jikada kujiray halmar ayay soo ordeen walahi
waxay is dhehen gabartii ma bahal baa qaninay
nolashayda san oo kale uma qoslin wacadka
bro thanks walahi waxan aad ugu sii qoslay
waxaan aqanaa gabar sidaad oo kale ah oo waliba
shib badan haday arki lahayd walahay sida murado
ayay oo yi lehed @@@@@@@@@@hhhhhhh@@l
thanks markale walalkis midkale hadii aa haysid
,,,,,,by,,,,, and teke cere,,,,,

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.