site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

GABAR HALMAALIN AAN ARKAY BAA IDHAHDAY WAAN KU JECLAHAY OO KA TIMID NOORWEY FILINA EYNAAN ISKA DAAWAN MARKA WAAN KU ARKAY WAAN KU CAASHAQAY MIYAA !!!!!!!!!!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): GABAR HALMAALIN AAN ARKAY BAA IDHAHDAY WAAN KU JECLAHAY OO KA TIMID NOORWEY FILINA EYNAAN ISKA DAAWAN MARKA WAAN KU ARKAY WAAN KU CAASHAQAY MIYAA !!!!!!!!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JARULE

Unrecorded Date
TO:AQRISTAYAASHA
SAAXIIBAYAAL MAALIN ANIGOO JOOGO ELABOORKA MINESSOTA KU DIHIISA OO WALAALKEY SOO DHAWEYNAAYO KAASOO KA IMAANAYAY {SANJOSE}
AYAAGABAR EELABOORKA KU ARKAY KA IMAADAY NORWEY
MARKA WAXAY IWAYDIISAY TAKSIYADA MEELKII MEEQO WAAYE ANIGOO U JABAABIN BAY WAXAY ARAGTAY DADSOO DOONAY IYADA IYO WAXAY AHAAYEEN WALAASHEED IYO AABAHEED INTA NOORWEYKA IMAADAY.
DADKII RELETIVE KEEDA AHAA AYAA QAADAY.
MAALINTII AYAA IIGU DAMBEYSAY IIGUNA HOREYSAY.
MARKA MAALINBAA KU ARKAY MAGAALADA DHEXDEEDA BANKI KU YAAL WEY ISALAANTAY MARKAASEY ITIRI ABOOWE WAAN KU JECLAHAY HALMAALINBAAN KUGU JECLAADAY ANOO YAABAN BAAN DHAHAY OK WAAYAHAY ADRESS KEYGA AAN SIIYAY WAATANAA MAALIN WALBA GURIGEY KABIXI WAYSAY
SHAQADA MARMAR WAY IGA DAAHISAA WAARID KEY WAA IGU QEYLIYAAN MARWALBA GABADHAAN 24HRS MAKURIGEY JOOGTAA WAY BAXEE WAY SOO LABAANE AFTER ONE OUR
IYADA WAA 19YRS OLD ANA 20YRS OLD
ANOO MARKA WAANINAAYO AYAAN DHAHAY QOF YAHAY ANAA KUU IMAANAAYO HA II IMAAN AYEY WAXEY ITIRI HADAAD
IGUUR SANWAYSO WAAN IS DILIYAA
CAJIIB QOFTANA WAA QURUX BADAN TAHAY MAXAAN SAMEYAA MAGUURSADAA MISE WAAN ISKA DAAYAA ANIGA GUUR DIYAAR UMA IHI MANRABO
ILA TALIYA!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MACAAN

Unrecorded Date
JARULE
ABOO SHEEKADADU WAY IGA YAABISA LAKIIN ADIGU MAAD JECESHAHAY HADAY GAWAABTU HAA TAHAY MAXAA KUUDIDAYA MAALMAHAN AYAA ARKAY GOF KU JECLAADABA LOL
GOOD LUCK BRO
HOPE U FIND TALA WANAAGSAN
BYEEEEEEE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
FIRST OF ALL U SAID SHE HAVE A BROTHER&SISTER WHERE ARE THEY SHE IS ONLY 19YRS. AND WHAT ABOUT U R PARENT.I DON'T BLIEVE U BUT IF U TALLING THE TRUTH DON'T MARRY HERE BECAUSE SHE DOSN'T SEEM NORMAL AND U ARE 20YRS OLD U HAVE PLANTY TIME TO GET MARRIED.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

boobsiiye

Sunday, November 05, 2000 - 09:39 pm
shekadaan waxaa ka qaldan hal mid gabadhu waxay ahayd soomaalisujuuda kenya daga sidaa awgeed adna malaha waligaaa cidna kuma jeclaan ee hubiinay uga jeeday waanku arkay iyo inay uga jeedo sidaad sheegtay ayagaa wax isku qaldee.....

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.