site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

""""""""""""""""""bay iyo north""""""""""""""""""""

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): """"""""""""""""""bay iyo north""""""""""""""""""""
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhuceey

Unrecorded Date
saaxiibkoo qaldaankoo aa wuxuu imaaday meeshoo bus laga raaco makaasaa waxuu yiri dee gawaaridii dadka qaadaysay xagay mareen dee masha gawaaridii baa ku yaraatay markaas koo eelaygoo aa taagnaa labaduba jaamacadii lafoole ay usodaan saaxiibkaa eelaayuga ayaa wuxuu ugu jawaabay qaldaanka(WALAAHI WAA RUNTAAYO GAWAARIDA MARARKA GAARKOOD WAA LAISKU WAAYAA)oo uu ula jeeday baabuurta ama basaska marmar waa la waayaa qaldaankii aa inta yaabay ku yiri walaal ma soomaali keenya baad tahay lololol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

indhuroon

Unrecorded Date
dhuceey

Very very funny joke I haven't laught this much in a long time bro keep up the good joke's


thank

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
joker
could not u find new one, that is old
north south what ever,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muriidi

Unrecorded Date
Dhuceey, very funny@@@@@@@@@@@@

Bal tanna ila fiiri,

Guy Qaldaan ah oo maqaayad ka qadeenaaya oo cunaaya Primo, Secondo iyo Terso, ayaa waxaa soo ag fariistay Guy Eelaay ah, markaasuu dalbaday muufo iyo maraq, wuu isku jajabsaday wuxuu ku darsaday moos uu horay u watay, koombo biyo ahna wuu iskaga dejiyay, markuu dhamaysatay ayuu intuu daacay yiri "Al-Xamdu Lillaah", Gaaygii qaldaanka ayaa markuu maqlay wuxuu ku dhajiyay dharbaaxo, Eelaaygii ayaa xanaaqay oo intuu kacay dagaal u diyaar garoobay, markii qaldaankii la weydiiyay sababtuu ninka u dharbaaxay wuxuu yiri "Dee malaaigtii irsaaqda qaybinaysay ayaa intay maqasho ayay dee odhanaysaa halkan waa laga dheregsanyahay oo waxay noo sidday ayay la noqonaysaa"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muuse

Unrecorded Date
funny....
i like jokes of northerners and the southerners.
because they don't get alone laguagley together.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,,,,Waaryaarehee Dhuceey dee mar hora yahay baan kuu sheegyi dee intii adi she'tirada eed in gorodaaso,, Dee wilaal wahaan eed iyo eed je'laan lahaay intii marmarka kaarkiyoo dee inaka kosliiso Dee sow wahaad goratay maahan ,,,Waar Dee Anigu Kolkaan maklo dee She'tiro ku saabsanyahay Heer Wakooyiga aad baan ugu Koodaa soo wahaad geretay maahan wilaal ,,,,Dee Dhuceey Sheekada iin Sha'tirada dee Meela niinka wed,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

huda

Unrecorded Date
looooooooool muriidi, that was funny,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
dear duceeye

u stil doing north south jokes
get life bro and to original jokes
what is funny!!! nothing
just u r using old method

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

said

Unrecorded Date
dhuceey what about this:

Saudi Arebia ayaa mid Walawayn(reer koonfureed)ah iyo nin reer waqooyi gaari soo wada raaceen, gaadhiga waxaa kaloo la socday dad carab ah.gaariga wuxuu marayay meel buur dushed ah, carabtu way tasbiixsanayeen si ILLAHAY uga gudbiiyo massibada, kii reer waqooyiga ayaa yiri
yaa rasuululaah,markaasaa mid carab ahi ku yiri itaqi Laah,kii walawaynkaa soo booday oo yiri Sheekh Abdu qaadirow kii reer waqooyigaa intuu soo eegay ku yiri waar meesha rassulkii ladiiday ayaad cabduqaadirow leedahay!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muriidi

Unrecorded Date
Nin reer Koofur ah ayaa gaari waxay isla soo raaceen nin reer Waqooyi ah, kii reer kofurka ahaa ayaa wuxuu arkay go' uu watay reer waqooyiga oo saliid kaga daadatay dhinac, markaasuu ku yiri "Waraa qaldaan, marada waa kaa hallawday" Qaldaankii intuu maradiisii fiiriyay ayuu yiri "sowtan aan wato ma aha" markaasuu koofureedkii yiri dhinacaas dhan eey ka hallawday" reer waqooyigii ayaa yiri "Gow, war xaggeed ku aragtay maro dhinacna la sito dhinacna ka hallawda" koofureedkii oo wali isla gar leh ayaa si tartiiba u yiri "Muggoo ani waa kuu sheegay"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
waryaada muriidi iyo said, walaahi san u qoslaayey, wadnahaa i istaagi rabey, niman yahoow,waxaan ilaahey ka baryaa ma taqaniin, in uu calaf iigu daro nin si fiican u yaqaano sheekooyinkaas oo kale(jokes). aamiin ii dhaha yaah idinkana.

thnx guys, bye quruxleey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, June 24, 2000 - 09:37 pm
waxaa dhacdey nin ayaa waxaa uu iska dhacdhacsiiyey inuu naagtiisa wax ka tari waayey . markaasuu suufigoo u tagey waa kuwa xirsiga goonjirey wuuna u sheegey in naagtiisa sidii hore wax uga qaban kii suufigaa ku yiri xirsi aan kuu goynaa waraaquu intuu u duuduubey ayuu xarigku xerey markaas waxuu ku yiri xisigaan ilaa maqaar lagu tolo hayso dhaxda ku xero markaad naagtaada u tageeso. waxaa dhacdey ninkii xirsiga loo gooyey inuu siduu iska dhacdhacsiiyey uu naagtiisa shaqo fiican kaqabto sidii xirsigaasba loogu gooyey. waa uu yaaboo waxuu ku fikirey waxa uu xirsiga ugu yiri hafur furin waa uu furfurey markuu waraaqda kalafurey ayaa waxaa kasoo baxey joornaalka xidigta oktoober iney aheed oo waxaa ku sawirnaa siyaad bare oo qudbeenaayo. ninkii uu kusoo noqdey waxuu ku yiri war suufiyo marka hore xirsigii waa i anfacoo naagteeda sidii hore ayaan shaqo ugu qabtaa laakiin waxaan layaabey in aan furfurey xirsigii oo waxaa iiga soo baxey sawirka aabe siyaad waxna maku qorneen. kii suufiga waa xanaaqey waxuu ugu jawaabey laqame ninkii somali kiciyey kaagi yarow maas u daahaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BASHKAXAJI

Friday, July 07, 2000 - 09:31 am
maalintoo ya waxa safar soo galay labo odoy oo Abgaal ah waxey yimaadeen magaalada Xamar ayagoo ka soo socdaalay Warshiikh, kadib waxey yimaadeen masaaajidka ayadoo la tukanayo salaadii jimcaha markii ay soo galeen masaajidka ayaa mid wuxuu yiri AREY CALASOW Halahaan oo kabo ah xey ahaayeen
Arya reer xamar xaa ku taarjirnimo ah intuu kabihii jawan ka buuxsaday ayuu yiri arey xamar intaanaa igaga filan. ee nawad nin dhargaya tukadee.

GAX GAX GAX AFKIISA ARAG.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BASHKAXAJI

Friday, July 07, 2000 - 09:38 am
ODOYGOO EELAY AH AYAA WIILKIISA YIRI AABE WAXAAN KUU DIRAYAA SACUUDI ARABIA SI AAD U SOO XAJIDO, KADIB WIILKII AYAA WUXUU U SOO DHAMEEYEY DHAMAAN WAX ALLA WIXII LOO BAABNAA OO DHAN KADIB, AYUU U SOO DHA WEEYEY EERABOORKA SI UU ODAYGA UGU SOO DUULO SACUUDI ARABIA, MARKII AY DAYAARADII LA FUULAAYEY AYU ABIHII WUXUU YIRI(OW BURAASHADA BIYO IINKU SHUB DHATA MEY KI TUKADAAYOW DUHURKA) OO MACNAHEDU YAHAY (AABE BURAASHADA BIYO IIGU SHUB SI AAN DHEXDA UGU TUKANO DUHURKA.

GAX GAX GAX, AFKIISA ARAG.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, July 09, 2000 - 07:48 pm
Seddex Tuug ayaa maalintoo u dhacay beer uu nin xaasid ah lahaa! beerta waxaa ka baxa nooc kasto oo miro iyo khudaar ah sida liimo basbaas, babaay, canbe, qare, moos and etc. beerta waxaa ku wareegsan darbi aad u dher waxeeyna leedahay hal irid oo laga galo! sedexdii tuug markeey ka dhargeen mirihii beerta ayuu nin walba waxuu is yiri naagtaada miraheey ugu jeceshahay u gee! ninkii beerta laha waxow u fadhhistay tuugadii iridka beerta! caadadiisa waxaa ahaeyd qofkuu ku qabto inuu beertiisa xadaayo inoow dhaho mirahaad soo goosatay dabada iska geli!
seddexdii tuug kii ugu horeeyay aa markuu dhargay is yiri bal iridka ka bax. waxaa qabatay ninkii beerta lahaa ! tuugan waxoow watay basbaas ! ninkii beerta lahaa aa yiri iska gelihee dabada!
kii labaad aa yimid asagoo bambeelmo wata..ninkii beerta lahaa aa yiri iska geli dabada..tuugii qosol uu ka wareegay! ninkii aa weeydiiyay waryaa inkaar qabe maxaa ku qoslee ma maqashay waxaan ku dhahay! tuugii labaad aayiri haa laakiin waxaan ku qoslaa saaxiibkeey iga danbeeya( waa tuuga sedexaade) waxoow soo wataa qaraha ugu weyn beerta!!!!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WADANI

Monday, July 17, 2000 - 12:39 pm
ninka sadexda tuug sheegay runtii waad iga qos-
lisay.........
midaan ila arka anigana......
weey yara dheertahay..................

WAXAA JIRTEY IN WAQTIGII M/SIYAD BARE UU SOMALIA
U TALINAYEY UU BAADIYAHA KA KEENSATEY NIMAN
EEY ILMO ADEER YIHIIN SI EEY U ILAALIYAAN,NIMANKA
OO REER BAADIYE AHAA AYAA WAXAA UU KA DHIGAY
SARAAKIIL SARSARE LABADA NIN MID KAMID AH AYAA
HADA KA HOR MAGAALO YIMID OO XOOGAA ROONAA
WAXAA DHACDAY INEEY NIMANKII WAX KASTO SAMEEYEEN
QAMRI CABEEN, DHILEYSTEEN, DAD DILEEN, TURUB BARTEEN.................................ILAA EEY
MARKII DAMBE MAALIN JIMCO AH AYAGOO MARAYA SAYIDKA AGTIISA AAY AADAAN MAQLEEN KII REER
BAADIYAHA U AHAA AYAA YIRI WAA MAXAY WAXAAS
KII KALE AYAA YIRI DADKA DUKADO AYAA LOO YEERAYAA
KII KALE AYAA YIRI YAA WAA DADKA DUKADO KII KALE
AYAA YIRI DADKA MUSLINKA AH OO DHAN WAA KU WAAJIB
INEEY DUKADAAN MARKAASAA KII KALE YIRI ADIGA MA
TAQAAN TUKASHADA MARKAASAA UU YIRI HAA MARKAASUU
YIRI NAKEEN AAN DUKANEE MARKUUSUU KII KALE YIRI
HADABA NAKEEN LAAKIIN ANIGA I FIIRI MAR WALBO
HADAAD QALAD SAMEYSO WAAN KUU SUULDHABAALINAA
SIDII TURUBKII MARKAA QALADKAAS SAMEYSEY KA NOQO
MARKEEY GALEEN MASAAJIDKA ISBAHEYSIGA AYAA SALAADII LA BILAABEY DADKII MARKEEY SAFKA GALEEN
OO RAGCADII HORE LA TUKTEY AYAA KII REER BAADIYAHA AHAA WAXAA UU ARKEY NINKII KA HOREEYEY
OO AHAA NIN MACALIN DUGSI AH OO REER 0W-XASSAN AHAA OO BUURNAA OOY MACAWIISTII DABADA KA GASHAY
MARKAASUU IS YIRI MAANTA WAXAAD KU JIRTAA GURIGII
ILAAHEEY EE ASXAAN FAL WAA NIN AAN WALIGIIS AS-
XAAN FALIN MARKAASUU MACAWIISTII KASOO JIIDEY
NINKII KA HOREEYEY EEY MACAWIISTA DABADA UGA JIRTEY MARKAASUU KII KALE U SUULDHABAALEEYEY
ASAGOO KA WADO MAR DANBE HA SAMEYN ASAGANA WAXAA
UU U QAATEY MACAWIISTA NINKA DABADA UGU CELI
MARKAASUU NINKII KA HOREEYEY MACAWIISTII DABADA
UGU CELIYEY........MARKAASAA NINKII INTII UU
XANAAQEY QUNAANKUU AQRINAAYEY KOR U QAADEY......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hilaac

Tuesday, July 18, 2000 - 12:27 am
wadani


waar waxan aad ku sheekeeyneyso inigu waan ku lalabooday ee isku xishood oo waxaa iyo wax la mid ah dadka ha uga sheekeyn.......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mk

Monday, July 24, 2000 - 11:42 am
okey, ahkyaarta midan anigana iga hooya, waxaa maalin isa soo raacey, gabar iyo hooyadeed oo labaduba uur leh iyo wiil yar oo gabadhu dhashey,
waxaana loo socdey boosteejada buska(bus station).
hadaba, gabadhii iyo hooyadeed waxay ka sheekeysanayeen uurkooda iyadoo cunigii yaraa dhegeysnayo sheekadooda, hooyadii aa gabadheedii kutiri hooyo maxaad rajetnayso inaad dhasho? gabadhii: hooyo sanadkii hore aan wiil dhaley ilaah waxaan ka sugayaa gabar. gabadhii aa hooyo adna? hooyadii: hooyo ilaahey gabaraan ka sugaa.
markii meeshii buska layimi ayaa waxaa loogu yimi
odey buuran oo calool weyn leh, wiilkii yaraa ayaa
guyiri odeygii, Adeer adna maxaad su geysaa ?isagoo ula jeeda adna maxaad dhalerysaa! odeygii ayaa ugu jawaabey wiilkii yaraa, adeer anigu bus ayaan sugayaa! wiilkii yaraa aa intuu isku naxey oo kujeestey hooyadii iyo ayeeyadii kuyiri, hooyo iyo ayeeyo odeygan aaba idinka daran oo bus sugaya!!!!......lol

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.