site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

United Kingdom and Somali people

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): United Kingdom and Somali people
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jibriil

Unrecorded Date
tuulo England kutaal oo dad badan aynan dagnayn
ayaa waxaa soo dagay laba nin oo somali ah markaa laba nin subax wal ba shaqay aa daan waxayna u raacan train, train ka waxa raacana waa british kalaya markaa labadooda kaliyaa ayaa kushay kays ta train ka dhex diisa (british cada dooda joornal ayey akhristaan markey trainka saa ran yihiin)laba dii nin baa yabay oo yidhi maxay dad kan kale uhadli waa yeen. waxay is yiraah deen sidan ku ma noolaan kartaan subax walba waxay kufakareen say dad kan uga hadal seen lahayeen .
subixii danba ayay train ka soo koreen yagoo shaqadii usocda. markaa say intay labada dhinac iska taageen ayey bilaabeen dadkii joornaalada ka uruuriyaan, dadkii ba intay eegen layaa been oo is yidhah deen dadkan waa crazy people, ayey kuligood lasoo bexeen joornalkii isbeerka ahaa hadan.

have fun bro and sis!

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.