site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

REER MUDUG &WAQOOYI &JALAATO. BYJEEGO.

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): REER MUDUG &WAQOOYI &JALAATO. BYJEEGO.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JEEGO

Unrecorded Date
Reer mudug iyo Khaldaan aan waligood magaalo arkin Ayaa waxaay ka soo noqdeen sacuudiga
Waxaay Tageen curuba iyo shukaansi doon ah
Isla markiiba waxaa la bartay laba gabdhood
Gabdhihii beey waxaay weeydiiyeen waxaay rabaan
Gabdhii baa waxaay dalbadeen Jalaato, labadoodiina ku yiraahdeen kabalyeerikii sidoo kale. Markii Jalaadadii lakeenay ayaa Khaldaankii
Bahal cantuugaa ku dhuftay isagoo istusaya gabdhihii waligiisna ma cunin jalaato mana fileyn
Qaboowka markaas suu qayliyey oo Yiri XAAA
Kii reer muduga oo istusaya gabdhaha isagana dhigaya reer magaal khaldaanka Ayaa wuxuu yiri
MAXAAD USIGI WEEYDEY INTEEY JALAATADU KAA KA QABOOBOYSO....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wasaq

Unrecorded Date
ah ah ah ah ah aha ha man! i'm not laughing at the joke. I am laughing the logical error in your story. this is dafty. I tell ya what mate! if you got a job... i.e. not a comedian.. keep it....

you ain't gonna make it........

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.