This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either... Go to Current Forums ...with millions of posts ISLAAN IYO ODOYGEEDII.....by jeego.. SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): ISLAAN IYO ODOYGEEDII.....by jeego.. JEEGO Unrecorded Date Oday iyo islaantiis ayaa waxaay raaxaysan jireen JIMCAHA, Intii aan Jimcihii lagaarin Ayaa Odaygii Ishayn Waayey, Markuusuu islaantii Utagay OO ku yiri. Aryaa Isniino Jimcayaa?!!! Islaantii oo odayga fahantay ayaa ku tiri Jimca maaha minaadse rabtid waa lagaaga dhigaa... Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.