site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

MACALINKA WAYN IYO NINKII REER JABUUTI[QISO RUNA]

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): MACALINKA WAYN IYO NINKII REER JABUUTI[QISO RUNA]
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bidixle

Unrecorded Date
waxaa dhacay wiil ree jabuutiya oo macalin ahaan jiray iyaa u soo dhoofay, canada, kadib soomaali buu isku dhiibay, mar kaa iyaa sar waxay wada dwgan yihiin wiilal ka yimi muqdusho,markaasi, waa lays bartay, maalinkii, dambe iyaa wiilkii reejabuuti lagu kulmay suuqa ,waxaana la dhahay ,ee macalinka waran, waxaana dhahaya wiilashii reer muqdisho,arintaana muu jeclaysan. waayo dacwadiisiibaa socota,intuu dhibsaday ayuu deg-deg udhaafay,malin kale sidii oo kale ilaa wiilkii reer jabuuti uu dhalinyaradii uu caloo xumo uqaaday uu is yiri way ku sheegayaan,maalintii, ugu dambaysay iyaa layska soo horbaxay iydoo lagu leeyahay,wiilkii reer jabuuti, hayee, macalinka wayn waran.wiilkii reer jabuuti gacanta ayuu kahadlay, markii la kala qabtay wuxuu wiilkii reer jabuuti sheegay, in nin kani dawlada u sheegi gaaray inuu macalin, reer jabuutiya yahay maantana ,uu ka sii daray, oougu wacay macalinka wayn.taasi oo wiilkii reer jabuuti loo sheegay inay tahay,salaan. kaliya oo aan wax kale wadan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhuceey

Unrecorded Date
mugoo macalinkoo jabuutyiyaan ah dacwo ku jira ha isku salaamin!lolololo.ololoolol

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.