site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

[HOORAAYE] WAA NIN KII SOOMAALI UGU CAYBADNAA.WUXUUNA KU NOOLAA [BURCO]

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): [HOORAAYE] WAA NIN KII SOOMAALI UGU CAYBADNAA.WUXUUNA KU NOOLAA [BURCO]
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bidixle

Unrecorded Date
sidaad sheekada kuwada haysaan hooraaye waa ninkii ugu cay badnaa soomaalida sidaana waliba wuu waalaa. haduu qof wax ku yiraa ilaa wadaada iyaa qosli jiray maalin maal maha kamiada iyaa isagoo guri garab, maraya, iyaa wuxuu maqlay shanqar cod layska daba, jiibinayo, markaasuu, isyiri bal codkani meeshuu ka baxayo, ka wardoon, ileen waa odayo digri ku jira oo intay bariis iyo hilib isla dheceen digriyay, mar kaaasuu,daaqad sifiican uga fiiriyey, markaasuu arkay odayaal badan uu arki jiray, oo xataa, aan tukan jirin oodigrinaya ,cabaar, intuu, daaqadii ka fiiriyey, ayuu markuu, sii tegayey, yiri ala maxaa,[ dhakh,nebiga baratay ]

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

madaxeey

Unrecorded Date
beri baa niman ku tartameen iney ordaan saa
markii horey loo wada orday baa nin gadaal u orday
saa markii la waydiiyay maxaad gadaal ugu oroday
wuxuu ku jawaabay ninba dhan u badi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hype

Unrecorded Date
saaxiib...............waad mahad sahan tahan
sheekadadaada aad baan ugu qoslay waana ku farxay
hadii ay dadku soo qorilahaayeen sheekooyin kaa
oo kale wayfiicnaa lahayd......laakiin nasiib
daro masooqoraan ........thanks bro .........peace

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QASAYE

Unrecorded Date
Warya sxb meesha kala tag ´nacnacda¨ waxaad qortay ma aha wax lagu qoslo ee waa wax aad iska tiri!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, June 16, 2000 - 08:13 pm
very funny bro

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

safiyo

Tuesday, July 11, 2000 - 07:41 am
Macalinka meesha waxaad ku haysid ma leh... akhwaan gardheere ayaad tahay oo digriga ka soo horjeeda marka sheekada waa lagugu fahmay nacnacda meesha kala tag,,, ee hadii aad wax soo qoraysid wax fiican soo qor

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.