Axmed Xashi Galbeyte | Unrecorded Date Nin baaadiyaha MUDUG kunool ayal Geel'kalumey Markaasuu raadin ugaley Geelii'. Sidii maaalinba Malin ugudhiibeysey habeena habeen Ayuu BOOSSAASO iyo BARRI kadhacey. Nin kii wuxuu ku soo hoydey Cid'. Dhibkii iyo baahidii intuu ilaawey, Ayuu Cidii weydiistey WEYSO. Ninkii isla markii salaad ayuu u istaagay .Aad ayay cidii ola yaabtey. Nin kaan Ciyaartiisa. Odagii cida oo maqnaa ayaa imaadey. markale salaad ayuu u istaagey ninkii martida ahaa Islamarkiina cidii ayaa odagii ushee geen yaabka ayninka ku arkeen. Markaasuu ku yiri war' "TUKAD" baa layiraah oo MUDDUG iyo KOOFOR baa-laga dheelaa, HAL HAL iyo KOOX KOOX ba waa loo ciyaaraa. HA' HA' HA' HA' HA' HA' HA'HA' HA' HA' HA' HA'. By Axmed Xashi Galbeyte |