site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

"""""""""SHEEKADII ZIYATOOM""""""""""

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): """""""""SHEEKADII ZIYATOOM""""""""""
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhuceey

Unrecorded Date
WAXAA DHACDAY IN SHAACIROOLAHA CAANKA EE SIYATOOM UU RUWAAYAD KA DHIGAAYEY XAMAR, DADKA RUWAAYADA JOOGAYNA WAXAY U BADNAAYEEN MOORIYAAN SHAQADII DAGAALKA KA SOO RAWAXDAY OO BAASHAAL U YIMID.MARKAASAA SAAXIIBKA ZIYO UU KU DHUFTAY HEES BEELO AH MARKAASAA MID MOORIYAANTII KAMID AH INTA XARAARO QABATAY UU HAND GRANADE AMA BOMB UU GACANTA U GALIYEY OO YIRI ALIYA CISAK HALKA DUMARKU UU SILSILAD QOORTA U GELIYA AMA LACAG LAGU FIRDHIYO MARKA UU HEES BEELO QAADO. BAS SAXIIBKAA ZIYO WAA ISKU DARDARSOOMAY OO KII MUUSIKADA AYUU KULA CARARAY MARKAASAA MUUSIKIISTIHII WUXUU YIRI GACANTAADA KU HAAY INTA AAD GURIGAAGA KA TAGAYSO HADII KALE WAY QARXANEE SAAXIIBKAA ZIYO MARKII AY RUWAAYADII DHAMAATAY SHAQSHAQII RUWAAYADA XATAA WAA ILAAWYEY NAXDIN DARTEED WUXUU TAGAY MEEL CIDLO EH OO UU KU TUURAY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

••••••••

Unrecorded Date
Yo, that was BS 'Pure and Simple', try onother one that make sense, may i suggest to leave the 'Qabiil' aside and just be yourself.
Dhuuso waaxid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhuceey oo yaaban

Unrecorded Date
to whatever,

Alla maxaa dad jiran ay forumska ka buuxaan,
war ninyahaw mooriyaan ma qabiil ay leedahay?
hadaad qabiil fixated ku tahay wali alay dadka noocaas oo kale buuxaan mideeda kale anigu somali baan ahayee soomali wax ku qor ma british baad imooday!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Dhuceey,

Ninkaan cudur xun aa haayo ee yuu kugu daaranine ka leexo, ee noo wad sheekooyinkeena saxib, cuduro badan oo hadda waxaa soo baxay la iska qaadsiin karo net-ka.

Riwaayad lagu dhigaayay Xamar ayaa atoorihii wuxuu qaaday hees fiican, dadkii markay ka heleen ayuu mid mooryan ah yiri ku celi heesta, atoorihii wuxuu damcay inuu iskaga tago, qori ayaa loola soo baxay oo la yiri ku celi waryaa edeb ma lihide, waa ku celiyay, mar kale ku celi ayaa la yiri, waa ku celiyay, sideed jeer markuu ku celiyay ayaa waxaa u baxay moryaan kale oo heesta nacay, oo kii hore ku yiri war naga dhaaf way naga badbadataye, sidii ayaa lagu cafiyay atoorihii.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Alimohamed

Unrecorded Date
Waxaan aad ula yaabaa nimankan dacaayada wada. walaalayaal isla yaaba oo qofka ra'yigiisa u tix geliya. meeshana cayda ka dhaafa. run ahaantii waa sheekooyin xiisa badan waxaaana laga akhrisanayaa aduunka oo dhan. anigu iminka waxaan joogaa maraykanka. thank you all.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
ANIGA WAXAA LAYAABAA DADKA INGIRIISKA KU SOO JAWAABO warnagadaaya af ingiriiska
bilaaci caleeg ......


by ayaaneey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caanamadaadshe

Wednesday, July 12, 2000 - 11:52 pm
Ayaaney way cabataye english-ka halaga dhaafo
oo sida ay tiri afkeena hooyo aan ku wada hadalno.
Mahadsanidin dhammaantiin.

Caanamadaadshe

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MK

Monday, July 24, 2000 - 12:13 pm
dhucey iyo anonymous aad iyo aad ayaad iiga qosliseen inkastoo ay labadiina sheeko isu dhewyihiin. mana aan rumeysni in ay sheekadiinu wax "qabiil" ah ku saleysan.you guys are hilarious

**** out of ***** very funy!

by MK

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.