site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

AA Takhtarkii iyo ninkii xaniinyaha laga qalay

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): AA Takhtarkii iyo ninkii xaniinyaha laga qalay
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Datoore

Unrecorded Date
Sida aad la socotaan waxaa wayahan soo batay in baniaadamka la geliyo xubnaha xaywaanka sida doofaarka iyo dayeerada Laakiin markaan waa Xubin eey. Dhakhtar ayaa cusbitaal u gaar ku qalay nin xiniinyaha ka jiranaa nasiibdarro Eey uu dhakhtarka lahaa ayaa xiniinyihii ninka cunay isaga oo ninkii uu suuxsanyahay. Dhakhtarkii oo naxsan ayaa go'aan deg deg ah gaaray wuxuu soo qabtay eeygii oo suuxiyay ka dibna xiniinyihii eeyga ayuu intuu ka soo saaray ka dibna geliyay ninkii suuxsanaa. Ninkii markii uu cisbitaalka ka baxay ayuu u soo noqday takhtarkii seddex billod ka dib isaga oo aad ugu mahad celiya sida uu daaweeyay. Dhakhtarkii ayaa weydiiyay sida uu yahay hadda ninkii ayaa ku jawaabay:

Aniga boqolkiiba boqol waa fiicanahay laakiin takhtar marka aan kaadinayo ayaan lugta kor u taagaa.


--------------------------------------------------------------------------------

Add a Message

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.