site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waa caynkaase, ......erooy waa qooynkaase.....

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Waa caynkaase, ......erooy waa qooynkaase.....
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ibro

Unrecorded Date
1988 ayaa waxa dhacday in xariifkoo reer koonfureed ah loo raafay(qafaaley) dagaladii kasocday hargaysa,nasiibkisana waxuu noqday inuunan ku dhiman dagaladii, lakiin ay SNM tii gacanta ku dhigeen, kadibna ay yiraahdeen waar dee walawaynta ha lasyka fasaxo, waxuuna kusoo laabtay Jowhar, markaasey waxay is arkeen gaaygoo(xariifkoo) reer waqooyi ah, sidan bay sheekadu u dhacday:

QAWDHEN:waaryee xaayow alle maku nabad keenay?
XAAYOW:Arooy qawdhen eebaa i nabad keenay hadaan
maanta fiyoobahay.
QAWDHEN:waa caynkaase. bal iga waran meesha xaa-
ladeedii?
XAAYOW:arooy maha belaayaa kadhacaysey, minaan soo
mooday eebe mahadiis waaye.
QAWDHEN:waa caynkaase
XAAYOW: arooy qaldaamiinta dadwaaye SNM tiiyaa isoo fakisay nooh.

QAWDHEN:waa caynkaase.
XAAYOW:Hmmm.......(xaayow arin cajabisay buu ka-
fakirayaa)
QAWDHEN:waa caynkaase.
XAAYOW(intuu ka xishooday inuu Qawdhen waxwaydiiyo
buu hoos iskula hadlay yirina..arooy beriga
duqa ceenka uu sheegaa xeey aheeyd, mahaduu
higaadii af carabeedka noola yimi, beriga
unukaba wax aragnee.)
(qawdhen asagoo la socon waxa xaayow uu layara aamusay, labadooduna yihiin laba kala barida war isuma hayaan ilayn reer waqooyi waxa halheys u ah markay sheeko qof kagurayaan kelmedahan oo kale(waayey,waa caynkaa,
iwm, buu yiri.)
QAWDHEN:waa caynkaase meesheda kasii wad .

sheekadii waxuu wadaba waa dhameeyey XAAYOW, markasaa neef kasoo booday, ilayn gaayga caaynbaa ku taagnaaye; odaygii QAWDHEN aa war uu kamaqlay BBC da is yiri ku taabo Xaayow.Sidan baanay u dhacday.

QAWDHEN:waar Xaayow BBC du waxay sheegta in SNM
Hargaysa gacanta ku dhigtay:
XAAYOW: Arooy waa qooynkaase.
QAWDHEN:SNM....BURCO....BARBARA.
XAAYOW: Arooy waa qooynkaase.
QAWDHEN:....DAGALADII.....SNM...... KUGUULAYSATAY.
(Qawdhen wuxuu la fakirayaa qooynka xaayow sheegayo)
XAAYOW:Arooy waa qooynkaase

Qawdhen wuu liqi kari waayey xaayow qooynkiisa markaasuuna ku yiri :

QAWDHEN:War xaayoow walaweeyn xagee-
baad qooynka ka keentey dee?
ooo maxaey aheydna luqadaasi?.

Xaayoow a intuu is heyn kari waayey yiri.

XAAYOW:Arooy beriga dhanaan caynka la
yaabanaayee intoow nooga soo
kudey? arooyow hortayan yaabana!

QAWDHEN: Waardee xaayow ma hadaad kudidna
keentey walee tani waa ismaan dhaaf
ee halkaa ha inoo joogto.

Guys have fun and take care i love you all
Byeeeeee,.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mj

Unrecorded Date
that was a good one bro
thanks kuwa kale aan kaa sugeenaa

byeeeeee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QalbiNura

Unrecorded Date
Heeeey !! hahahahahaha
This is funny I am still laughing!!
IBRO good one bro...bye the way read mine it is called al-falaaaaaax

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

suuban

Unrecorded Date
marka koowaad waan ku salaamay, sheekadan aad bay iiga qoslisay ibro.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jajuumow

Wednesday, June 28, 2000 - 02:41 pm
waraa ibro sxb sheekada waan kahelay lakiin waad nagu keen keentay nooh,
lol@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@lol
sxb keep it up

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.