site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

War war baa lagaceshaa aqaldumayna tiir gus qalooc dana dameer baalagu too siyaa !!!!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): War war baa lagaceshaa aqaldumayna tiir gus qalooc dana dameer baalagu too siyaa !!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waayeel

Unrecorded Date
Waa ayaa waxaa jiray wiil ku soo koray wadan ka layiraah do yamen wiil kaasi waxuu ahaa wiil soo maali ah waxuu uyimid ehel kii sii waxay de ganaayeen baa diye waxaay uguuriyeen ga bar ay wax isu ahaayeen mar kii gabadhii loo aqal geliyay ayuu maalin tii dan be ar kay dameer kadib na uu dameertii u tagay waxaa ar kay sodoh diis oo ari la joogta wiil kii oo wasaaya dameer tii waxa tiri waa waray war maxaa da meerta u gee yay ma ga badhii baad waxkutari wayday tay ka dib na wiil kii waa cararay isagoo ku tashaday in aanuu soo noqon waayo wuu cee boobay ka dib maar kii uu mudo so conaaayay ayuu ar kay reer meel degan mar ka suu nin kii reer ka is ka lahaa arin tii u sheegay wuxuuna yi ri dhib taasaa igu dhac day ee waxaad ii sheeg taa meel aan ka aado yemen nin kii in tuu qos lay ayuu yiri si daan waar ma in taas keli ah ayaad lacararay saa war ina keen oo reer kaaga dhaqo nin kii iyo wiil kii ayaa isa sooraacay markii ay reer kii u yimaadeen ayaa nin kii wuxuu yiri sidaan

Nin kii.-war maxaa lasheegay?
Habartii.-war mahayno?
Nin kii .-war war baa laga ceshaa aqldumayna tiir ••• qaloocdana da meer ayaa lgutoosiyaa.anu war kale ma hayno.

habar tii in ta ay fekertay ayay tiri ilaa wiil ka ••• akaa ka qa loocday oo adigaa ba cee boobay .ha bar tii intay booday ayay waxay soo qashay neef kii ubuuraa oo intay gabadhii utag tay ku tiri hooyo maxaad u qardsatay hadii wiil ka uu bahalku kaqaloocday.?sidaas ayuu wii kii rerkiisii ugnoqday ,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Maandeeq

Unrecorded Date
Waayeelow waxaad tahay nin waayo araga arin tanu
waxay u egtahay nin ka reer ka isu celiyay inaad tahay,,,,,,,

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.