Unrecorded Date Nin oo dameer wata aa waxaa ka dambeeyey ku kaloo gaari wato. Markaas kii gaariga watey aa hoonka u garaacay kii dameerlaha suu uga leexdo baabuurka. Kii dameerkana wuu is dhego tiray. Baabuurlihii hoonka markuu ku noogay oo shubaakada baabuurka uga qeyliyey dameer lihii...
Baabuurle: Yahooy Cali Mahdi iga leexi Dameerli: Ar sug Caydiid oo camoole eh aa hogaaminooyaaye!
PS: Cali Mahdi and Caydiid waxa alaga wadaa Dameerka