site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

HOOYADAA UJOOJI

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): HOOYADAA UJOOJI
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AR XAGAA INOOGA DABAAL

Unrecorded Date
LABO NINBAA WAXAY GADI JIREEN CAANO MARKAA MAALINBAA WAXAA U TIMI NAAG CAANO RABTA. WAXAY TIRI CAANUHU WAA MEEQA MARKAASAA MIDBAA WUXUU YIRI ADIGU MA HALGALAAS BAA RABTAA MARKAASAY TIRI MAYA LACAG BADAN MAHAYSTO SAA WUXUU YIRI HADABA XAGEEN KUU JOOJIYAA MARKAA KIIKALE AYAA SOO BOODAY OO YIRI WAAR BARTANKA UJOOJI SAA NAAGTII XANAAQDAY OOY TIRI HOOYADAA UJOOJI.

HAHAHAHAAA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
oday degan miyiga gaalkacayo ayaa maalin soo shirtegey, markuu galabtii caraabay ayuu sii maray nin uu yaqaano oo degan meel u dhow reerkiisa markaasuu damcay inuu ka sii cabo biyo intuu aqal somaliga hortiisa istaagay ayuu yidhi,(waarguriga yaa jooga? odaygii oo islaantiisii giim la ciyaaraya ayaa u jawaabay oo yidhi anaga ayaa joogna ee waakuma ninka hadlayaa?
markaasuu yidhi waa raage oo magaaladii ka yimi.markaasuu odaygii isyidhi ninka ku mashquuli dibada inta ay cayaartu kuu dhamaanayso markaa ayuu weydiiyey maxaa cusub oo magaalada lagu hayey? markaasaa ninkii dibada taagnaa bilaabay warkii magaalada kii gudaha ku jirayna bilaabay inuu ninka ka guro warka oo ku jawaabay <waa kow!!
odaygii cayaartu u socotay marba marka ka dambaysa ayuu soo kordhiyaa <waa kowda
markii ugu dambaysay ee ay cayaartu dhamaanaysay ayuu waa kowdii teembada baaska dhigay oo hakii uu kalahaa,,waa kow !waakow !! waa kow!!ayuu mar qudha ku dhuftay waaaaaaa kooooooooooow waaaaaakooooooow waa kow!!!waakoooooooooooow

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.