site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

MAGACYO SOOMAALI OO LAGU QOSLO

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): MAGACYO SOOMAALI OO LAGU QOSLO
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jiir

Unrecorded Date
Magacyadii Soomaliyeed ee aan maqlo kuwii iigu qosolka badnaa:

1) MADAXBUUR FARABADNE WAALOOW oo ku magac dheer WARAABE

2)CILMI DEEXOOW DEEFOOW DEEROOW oo ku magacdheer DHAFAAG-DHAFAAG (Waa sadex xarigle ka shaqeeynjiray Gaarshiraha)

3)ABDI BAALAYAX UKULI AKAAL (Macalin dugsiga Sare ee Beydhabo)

4)DHUNKAAL COLHAYE COLUJOOG (Nin rayad ah oo reer Gaalkacyood ah oo Saldhig Biliis u soo dacwooday laakiin magaciisoo laga shakiyay awgeed loo xiray inuu isaga gardarnaa colaadna bilaabay)

5)SALEEBAAN JACIIR JACUUR MULAC(Raadiyo Muqdisho ayaan ka maqlay 1982 markii la sheegayay ardadii dugsiga sare ka qalinjabineysay wixii dhacay iyo wixii baasay)

6) CALITUUR KALAJABAN XARYAN (waa maqlay)

7)SATEEY BAACULI KANIIN oo ku magacdheer SITIBIIBI (dariskeena eey aheeyd)

8)CUSLI CIIDAN KALAGUUR (waa maqlay)

9)BAASADIIQ MACAAN KACOOW MALAAQ (Xamarweyne aas dukaan ku lahaa)

10)HODAN ISTAKIIN YAABANE GUREEY

Aqyaarta qofkii maqlay magacyo cajiib ah ha soo qoro

Nabad iyo Roob,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yaabane

Unrecorded Date
anigu waxaan usoo taagnaa

ooyaaye dheere malaaqe
cabdi baxar mayaabe
culisow ciirow baraako
dhuusaaye uraaye qadhmuune intuba way jireene la soco

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kacaan

Thursday, June 22, 2000 - 02:17 pm
Maxamed Siyaad Barre...LOL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qalanjo daarod

Friday, June 23, 2000 - 12:58 am
•••••• habar gidir
waxaan ka imaadan gongo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AXMED-GOLE

Thursday, June 29, 2000 - 07:11 am
marka hore salaan

marka xigta sxb baryahaan netka waaba kala maqnayne balkuwaana iga hoooooooooo

Cabdigoonbir, Dhagajuun, Miraad, Muudeey, Macoow, Malaaq, Kaad, Culusoow, ina Cawl, Ina garanuug, Calihoorbaan, Cabdiwasakh oo reer Dhadhaaba lol ileen Garissaa aa lasheegaye lol

Dhiidhi, Dhudi Mualaax , Mulaaxo, Maydhan ... yaa wasakhaysan? Kadaf, Kooreeye, Waranjaan,

Cashagaradax, Shuuris, Shombe, Shuqul, Weershe, Waray,


iyo kuwa kaloo badan hadhgalwanaagsan

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.