site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Ninkii hasha noqday

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Ninkii hasha noqday
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Garcadde

Unrecorded Date
Nin iyo saaxiibkiis oo qol wada hurda ayaa ninkii waxa uu arkay saaxiibkiis oo futada cirka utaagaya oo walibana ciiiiiic..ciic..cciiiicc oranaya markaa ayuu hurdada kakiciyay oo waydiiayay waxa ku dhacay saaxiibkiis.Saaxiibkiis waxa uu yiri "warmaantay iyo caawaba sowjaad ma waayin oo iska seexo is ma oran markaas baa dabaab iga adeegay"."Dabadeed maxaa ku qabsaday" ayuu yiri ninkii.Wuxuuyiri "saaxiibkayow sow saan ujoogay hal manoqon dabadeedna ninkii ilahaa nin iidaran buu ahaaye xataa in aan awrta ladaaqo iima diidin oo hadana abaar xumi nooguma darsamin.Barigii danbe ayaa roobyari da`ay markaas ayaan ninkii ilahaa ka baxsaday oo damcay geel la daaq markaas baa baarqabkii isku kay soodaayay markaa baan cararay oo damcay geed kula wareegaaleyso suu geedkii buu soo jiiray oo hadana ituurtay oo inta igu habsay hadana igula soo kuurkuursaday oo igubaarbaaray markaasbaan ugoogooyay markuu ila helay ayaad hurdada iga kicisay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Saqajaan waaxid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

buubi

Wednesday, July 12, 2000 - 12:59 am
Jaahil + Nacas + iskuma kalsoone + reer miyi + ma cadayde + ma luq-luqde + cay cabbe + calool ka jirane + matagaaye + laga roone + wax iskuma fale + nimaan xil qaban = Nocaagaas.

Alloow yaa ku ogaada markaad qoraysay erayadaan go'baad huwatay cabsida kugu jirta awgeed, sababtoo ah haddad kalsooni qabto waxaas ma qorteen ee waxaad tijaabinaysey in lagu ogaan karo iyo in kale.
Dadka ku ilaaliya hasoo dhaafin, waxshi yahow!

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.