Unrecorded Date Labo nin baa caasi isla soo raacaday yar ka yimid waqooy baa hor fariistay mid oo reer xamar ah baa dabo taagan makaas suu yiri jug dheh reerwaqooyigii in tuu fiir shay kuu buu afka ka yiri jug. saaxiib keey reer xamar waa in tuu yaabay buu danah yiri juga deh wah dagool maadih. reer waqooyi wuu isdaagay buu yiri yar yaah dee maantoodhan maad nigu haysey jug dheh waa xay dee. gabar meesha markaa ag fadhiday baa diri wuxuu ka wadaa igadurug, markaasuu yiri masaas dhaho dee waa kan iska hayee jug waa xay ma dameer buu na booday . ragii way hishiiyeen sidee bay mee shee ku wada fariisteen