site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

AAYOW MADAGEY GUBADI

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): AAYOW MADAGEY GUBADI
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LOVEYOU

Unrecorded Date
NEW MEMBER

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,Ayoow ayoow eedaa iinka koodi adi walii meela niinka abtugti ,,,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LOVEYOU

Unrecorded Date
WARSHEEKADU SAANEY U DHACDAY:
Nin reer Wuqooyi ah baa mukhaayad kafurtay baydhabo markaa maalin maalmaha kamid ah baa waxaa u yimid nin reer Baydhabood ah oo Quraarad{dhalo} wata markaasuu ku yiri koob shaaha iga gad.
Reer wuqooyi: sxb mahalkan baad kucabaysaa?
Reer baydhabood: maya minanka u gaadadi
Reer wuqooyi: oo xageen kuugu shubaa sxb
reer baydhabood: dhalada iinku shub
reer wuqooyi: warbal balaayo! warmaad kajoogtid
Markaasuu reer baydhaboodkii is xanaajiyay oo yiri madhaladay daad ila leedahay iigu shub reer wuqooyigiina kuyiraahday dadoow markhaati ka'ahaada dadkii mukhaayada fadhiyay oo aydadkii yaabeennoo yiraah deen oogu shub madhaladiisaad laleedahay iyaga oo kawada qarshada oogushub ama quraarada hadba kaad u taqaanaan. Markaasuu yiraah day soo dhawoow oo uu shaahii ninkii dhakada kaga shubay, Aayow madagey gubadi aayow madagey gubadi!!!!!!!!!!!! lol
dhalo=quraarad in Baydhabo

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.