site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

This one is very funny,,,please take your time

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): This one is very funny,,,please take your time
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

l

Unrecorded Date
waa sheeko run ah,, oo aniga igu dhacday..iskoolka ayaa ii xirnaa markaas baan waxaan raacay abtigey oon aan uraacay Baadiyo si aan usoo arko ayeeyadeey,marka habeenka marka lagaaro ayaa dhalinyarta tuuladaa ii imaadeen si ay ii wareystaan sida ay xamar u egtahay habeenkii danbe ayay igu yiraahdeen , mana raaceysaa waxaan aadeynaa dhalinyarnimo,that means,,shukaansi, ana waan garan waayay in aan weydiiyana waan kaxishooday markaasaan raacay,laakiin ayeeyadeey ayaan weydiiyay subaxdii,
Aqalsoomaali kaligii meel kayaalo ayey igeeyeen oo igu yiraahdeen, aqalkaa gal gabar ayaa kujirta kakici oo ku dhay, ii waran, marka ay kutiraaho yaa waayana ku dheh, waadad-cawo, markaaasan inta aan yaabay,Abaa reer Waabari leen iska ahaye,
ayaan ku iri Abaa dhalinyaro waa i mootiseen laakiin Dadcawo,waa igu adagtahay,..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

E

Unrecorded Date
hhhaaaahhh.....soo funnyyyyyyyyyyyyyyy

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.