site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Look this: Hadaan ku gubtana habarteey markale ma i dhaleey

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Look this: Hadaan ku gubtana habarteey markale ma i dhaleey
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sharma

Unrecorded Date
Intii aan lasoo qaxin ka hor waa anagoo joogna magaalada la yiraahdo Daafeed( Wanlaweyn) ayaa nin sargaal ah oo jooga xerada nabadsugida ee daafeed waxaa ka halaabay baabuurkiisii markaas waxa uu rabay inuu hagaajiyo baabuurka. Sargaalku wuxuu ahaa reer waqooyi, nin gaal jecel ah oo xerada waardiye ka ahaa ayuu wuxuu ka codsaday inuu caawiyo ninka gaaljecelka ah waxba kama yaqaan baabuur iyo hagaajintiis, markaas sargaalkii ayaa wuxuu ku yiri sxb baabuurka ii sheelaree matoorkaan hagaajinaayaaye. Ninka gaaljecelka ah mar walba uu sheelaraha taabtaba uu baabuurku xaaam dhaho dib ayuu usoo boodaa. Sargaalkii baa intuu xanaaqay ku yiri waryaa maxaad la cabsaneysaa fulay yahoow intuu dharbaaxo u baaciyay. Gaaljecelkii aa yiri: wah hadaan ku gubtana habarteey mokale ma i dhaleey, asagoo ka cabsanay inuu baabuurka ku gubto, lol lol thatīs all folks I hope u will injoy it.

PS. sorry for the qabiil but itīs just a joke it dosenīt make any sence. donīt take it personly. ok.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.