site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Oday islantii dhibtay o dhakhtar kadhamanweydey.

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Oday islantii dhibtay o dhakhtar kadhamanweydey.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Oday baa islaantiisii dhibtay maalin walba way jirantahay waxayna u baahantahay dhakhtar in lageeyo, isna waa oday somaliyeede wuxuu rabilahaa in u meelahaa kasoo sheekeyo o maqaayadaha afka laydhiyo.
Maalinmaalmaha kamid ah ayaa saxiibkii u caqliyey o yiri marka an dhakdtarka tagno ee sariiti lasaaro dhakhtarka u yeedh kadibna adigu gal oo iyada oo siijeda dabagur, haday runtahay oo ay miyirla'dahay hadlimaso hadayse boodo oo qaylido waxba maqabto ee hadeed harumaysan.
Ninkii sidiibuu sameyey, markasay inta qalisay tiri mawaxbaa kuu dhiman in aad idaweyso baa la ii keney mesha ee wamaxay dabagurku, ma naagla'aan baa dhacday. Markey intaa tidhi oo ay sarakacday ayey aragtay ninki waa ninkeedii, waxey balan qaaday in aaney haded samendoonin arinka lugooyada ah.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.