site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

SHEEKADII QARAHA

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): SHEEKADII QARAHA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SH

Unrecorded Date
Hada kahor ayaa waxaa dhacday .
nin aa wuxuu boqor ka ahaa magaalo dadkii oo dhan buu isugu yeeray wuxuu yiri dadyahoow beertayda maanta waa free oo waxaa doontaan kudhex cuna hal shay oo aad jeceshihiina kala soo baxa.
bes dadkii oo dhan beertii ayaa lagalay boqorkiina
irida ayuu u fariistay oo wuxuu eegayaa qof walba waxa uu ugu jecelyahay ee uu wato.
koow waxaa soo martay islaan xabad moos ah wadata
boqorkii wuxuu yiri qabta waa laqabtay geliya waa lagelieyey,hadana waxaa soo maray nin oo xabad bas baas ah wato ,sidoo oo kale waa laqabtay waalageliey.hadana waxaa soo maray wiil labo liin
ah kor u tuur tuuraya isaga oo foorinaya
boqorkii wuxuu dhahay qabta waa laqabtay geliya
waa lageliyey wiil kii markii labadii liin
lageliyey ayuu qosol kudhuftay maxaa kuqoslee aa
ladhahay wuxuu dhahay waxaan kanaxsanahay saaxiibkey QARE uu soo wata.
by .sh from usa.
AAHAHAAHAHAHAHHAHAHAH

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, June 15, 2000 - 10:45 pm
waxaa dhaca dawaco iyo oday dawacadii baa in tay khiyaamadeedi ku dhufatay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

layla

Monday, July 24, 2000 - 08:44 am
lol......

that is very funny. i heard it before in a different way. But it is still kinda similair.

I loved it....

keep it up


layla

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
TRERE WERE TWO FARMERS, LOKING OVER TWO FIELDS, AND ONE FARMER SAYS THOSE TWO FIELS HAVE SOME VALUE, BECAUSE THE FIRST FIELD IS WERE I LOST MY VIGINITY AND THE OTHER FIELD IS WERE HER MOTHER WATCHED. THE OTHER FARMER ASKS WHAT DID THE MOTHER SAY, AND THE FARMER ANSWERS AND SAYS BACAAAAAAAAAAAAAC

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

who me

Wednesday, January 31, 2001 - 05:26 am
ya somali poeple are not funny......
just not fun.........
ya write your feeling up in here just to feel
better.........huh.. huuuuh
ain't funny no moree...........

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.