Unrecorded Date Xaaji reer bari ah ayaa nasiib daro yimid qabtii ka dhacday xamar, wuxuu lasoo qaxay dadkii oo yimid Kenya. kadibna ku noqday boosaaso.
Ragii saaxiibadiis ahaa oo aan mudo arag ayaa ka waraystay dhibkii ku dhacay mudadii aay kala maqnaayeen.
Ari boowe ka waran Keenya.
Xaaji. Ari boowe keenya baas baa la raacaa Masiibana waa lacabaa.