site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

AAAAAAAAAAA/ SHIRKA JABUUTI IYO SHAACIRO BEELO AH

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): AAAAAAAAAAA/ SHIRKA JABUUTI IYO SHAACIRO BEELO AH
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DHUCEEY MAR KALE

Unrecorded Date
WAXAA DHACDAY IN KAABO QABIILADA AMA UGAASYADA MATALAAYEY SHIRKA JABUUTI MID KA MID AH LA CASUUMAY QADO,SIDA CAADADA U AH DADKA MEESHAAS DAGO QADADA KADIB QAAD CUNOOW AA LAGALAA BAS SAAXIIBKAA MARKUU QAADKA MEEL FIICAN U MARAAYO AYAA WAXAA U IMAADAY AQYAAR KALE OO RABAY IN AY ISLA BAASHAALAAN. SAAXIIBKA WUXUU KU DHAHAY BAASHAALKA MAALIN KALE NOOGA DHIGA NOO MARKAAS BAY NIMANKII KALE DHAHEEN SABAB SAAXIIBKAA WUXUU YIRI WAAN FOORJAYSNAHAY OO QAAD AAN CUNOOYAA OO UU OLA JEEDO WAA QAYILOOYAA OO WAAN MIRQAANSANAHAY LOLOLOLOLOL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QOWDHAN

Unrecorded Date
TO: Dhuceey

nacas iyo nacas waxaad tahay manaaane wax fiican la imoow meesha hadii kale isaga tag meeesha dee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

geelqaad

Saturday, July 01, 2000 - 07:28 am
useless +useless..are a moron or mad ?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SADE

Sunday, July 09, 2000 - 04:50 am
waxaan u maleenaayey inaad wax fiican meesha ku qoreysid lakiin wax aana lagu qosli karin ayaa meesha ku qortey ..mida kale waxaan kuu sheegaa inaan ku ceeneenin lakiin wax lagu qoslo ayaa meeshaan loogu tala galey saxiib waxaan u maleenaayaa adiga oo marqaansan ayaad ku qortey maka adiga oo caadi ah wax ku qor ,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,/////////////////////////////////////////////////,waa odeygii xaarloowga ahaa waxa yiri wax baa meesha ku qoraayaaa,,,,
waxaa qorey waa amsterdam

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

buubi

Tuesday, July 11, 2000 - 11:49 pm
Ciyaal Suuq sheekadi dheh!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, July 12, 2000 - 07:45 pm
Waxaan aad uga xumahay in aad dadka la hortimaado sheekadaan ookale!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Garsoore

Friday, October 20, 2000 - 12:37 am
igu horeyntii waad salamantihiin dhamaan.
hadii aan soo qato shirka jabuuti,waxaan u arkaa in uu yahay kii caadiga ahaa ee soomaali ku miidowbi lahayd, marka wxaan dhihi lahaa soomaali ah si raacdo,
peace waan ka baxay.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.