site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Odaygii iyo kirligii-===Shiiko Qosol badan

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Odaygii iyo kirligii-===Shiiko Qosol badan
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dangarad

Saturday, September 02, 2000 - 08:23 pm
Oday baadiye kayimid ayaa magaalada wuxuu ugu yimid gabadhiisa markuu cabaarjoogay ayuu musqusha damcay markaasuu tarmuus shaah kululi ku jiro ayuu u maleeyay weel lagu istijoodo maxaa yaalahee odaygii shaahii uu alaabta isaka shubay, odaygii oo aan dhag laqagta lahayn ayaa ku dhawaaqay "caku uba balad" kix kix kix kaax

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QANDHACIIL&HUUNYO

Monday, September 04, 2000 - 06:25 am
hahahahahaha sxb ma aduu ahaa qufkaas

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.