site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Sheekadii gabdhaha

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Sheekadii gabdhaha
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saalim

Wednesday, June 14, 2000 - 01:14 pm
waabaa waxaa dhacday macalin dugsi dhigayey
ayaa ciyaalkii fasaxay marka gabdho meel fok ku cayaarayaan ayuuku yiri wiil wiilaasha kamid ah wiilku carbka ayuu la'yahay
wiilki wuxuu yiri gabdhihi isagoo uyeerayo
gabdoow kaadiya kaadiya kaadiya wuu kucelceliyey
gabdhihi waxay umalayeen in uu leeyahay gabdhoow
kaaalaya, kaalaya.sheekadii intaas ayay kudhantaahay.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.