site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Looska gaalkacayo.....

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Looska gaalkacayo.....
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shactaroole

Thursday, June 15, 2000 - 03:12 pm
Akhyaarta,xamar waxaan ku ogeen in shaneemooyinkooda lagu gado loos iyo xanjo etc..
laakiin gaalkacayo waxaa lagu gadaa filinka dhexdiisa cad iyo caano,maalin ayaa saaxiibkey tegey gaalkacayo si u soo booqdo ayeeydiis,maalintii oo idil waxaa soo kala tuseeyey magaalada wiil ay qaraab ahaayeen,waxay soo mareen shaneemada si u soo arko waxa socda caawa....waxaa dhegenaa "RAAMBO"laakiin dadkii tabeelaha taagnaa waxay isku raaceen ma wanaagsana fiinka caawa socda...markaan weydiiyey
wiilkii wuxuu ii sheegay in Neefka cadkiisa lagu gadi doono filinka ku hor xirnaa(neef geel ah).
oo caato u baqtinaayo...sidaas ayuu ku fiicnayn in la galo filinka...wuxuu dhahay waan iska galay
filinkii habeenkaas,waxaase belo ka dhacday markay ahayd sagaalkii habeenimo ayaa filinkii oo dhex socda la demiyey,si "BBC" loo dhegeysto...
waxaase iga sii cabsiiyey cadka iyo caanaha,lagu
dhex gado iyo bilaawaha oo dhagaxaha kursiga kuu ah gadaashiis lagu afeesanaayo kulligood hal mar
habeenkii waxba waa maqli waayey....akhyaarta barzaleeto lee waaye ha xanaaqina heer gaalkacayo
Ahahahahahahaha......

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.