mohamed | Saturday, June 17, 2000 - 07:55 am nin baa lagu soo oogay inuu danbi galay waxaanu ubaahday uturjubaan,markii maxkamadii layimi ayuu ku yiri turjubaankii sidan usheeg qaadiga. waa lai lugooyay , intii aan xidhnaa dukaankaygii wuu kacay naagtaydii waan furaybad aanan lahayn baan galay labocali isma waydiinayso inaanan denbigan samayn,adna bado kale ha i galin turjubaan yaa. turjubaankii wuxuu u turjumay sidan. you cut my leg, i open my wife and my shop is stand up,and two ali ask not each other that iam not guiltyand i went some bodys ocean. and you gudge dont go that ocean. |
Anonymous | Monday, July 17, 2000 - 12:27 pm Saaxiib waad mahadsan tahay. Laakiin marka aad wax qoreysid hubi hingaada (spelling) si waxa aad qoreysid loo fahmo. thanx bye! You got 7/10. |
Anonymous | Monday, July 24, 2000 - 01:15 pm eventhough i had to read it twice i understood it finally and thanks to u, u made me laugh. HA HA HA HI HI HI HU HU HU HO HO HO, I CAN'T LAUGH ANY MORE. |
Nura | Wednesday, November 08, 2000 - 05:01 am Lol @---> Mohamed That was you....huh That was hilarious. You telling me now that you cut your legs and open our wife. May god inter your shoulder( Ilahay haku garab galo).....lol. fiq....fiq. Nura |