site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

WAAR KADAAA

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): WAAR KADAAA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MOHAMAD

Saturday, June 17, 2000 - 08:10 am
NINBAA KASOO TAGAY HAWD IYO REERO MUSKOOD MARKAASUU WUXUU YIMI MEELXEEBA ODAY ADEER U AHAA OO DOON KALUUMAYSI LAQHAA AYAA SHAQO KASIIYAY DOONTII,DOONTII WAAY BAXDAY SHABAGII KALUUNKAA LASOO JIIDAY MARKAASAA LAYIRI WAAR KALUUNKA QABQABO,BAHAL TAARAY INTA UU ISKA SOO JIIDAY AYUU KALUUNGAWRAC U DHAQAAQAY SHAQAALIHII LASOCDAA YIRI WAAR KADAA NABIGIIBAA GAWRACOO WAA XALAALE.
MUDO KA BACDI AYUU NINKII HAWD IYO REERO MUSKOOD KU NOQDAY ISAGA OO MAQAAXI FADHIYA AYAA WAXAA SOO MARAY DAD URURINAYA SIYAARADII NABIGA MARKII ISAGA LASOOGAADHAY EE LAYIDHI SIYAARADII NABIGA KEEN AYUU YIRI WAAR NADHAAFSIIYA REER HEBEL BUU KALUUNKA U QALAAYE SIYAARONA BIXIN MAYNEEE.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.