site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

EBLA HAS ALL THE ANSWERS

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): EBLA HAS ALL THE ANSWERS
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qalloocow

Thursday, June 22, 2000 - 01:49 pm
Qoftoo Ceebla la dhoho aa Xamar timid. Xasanow aa ku qabtay. Tarabuunkuu geystay wuxuuna ku dhahay is habee. Cebla waxay tiri aniga ninbaan u doonanahay ee dibka lee iga habee. Xasanow dharkuu inta ka siibay sii jeediyay. Dibka uu ka geliyay. Dhuuso weyn ay qarxisey.
Xasanoow aa wuxuu yiri: "Waxaas kheelinooya maxaa waaye?
Ceebla waxay tiri: "Waar waa onkod ee howsha wad!"
Xasanoow riixitaankii uu meesha ka sii waday. Markii ay shaawada ka timid ayuu inta ka soo baxshay dhabarka uga bilbilay.
Ceebla ayaa waxay tiri: "Waar waa maxay waxa qoyani?"
Xasanoowna wuxuu ku jawaabay: "Onkod roobaa la socday nooh!"
Ceebla waxay tiri: "ha igu jajabin xaraaraddee bahalka ku celi godkiisa!"
xasanoow markiiba wuu ku celiyay intii uu califanax dammin. Markii uu dammay uu soo baxshay uu wuxuu arkay xoogaa xaar ah oo alaabtiisa ka soo raacday gudaha.
Xasanoow intuu qeeliyay ayuu wediiyay: "Waxaan i soo raacay maxaa waaye?"
Ceeblana waxay ku jawaabtay: Roobku sow dhiiqo lama socoto!"
xasanoowna intuu xanaaqay ayuu Ceebla dhabarkeeda ku tirtiray.
Ceebla markay dareentay ayay tiri: "Waar waamaxay waxaa aad dhabarka naga marisay?"
Xasanoowna wuxuu hadalka ku soo xiray: "Dhiiqada simbiriirixaa la socoto nooh!"

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.