Anonymous | Wednesday, June 28, 2000 - 07:23 pm Ninbaa wuxuu kayimid baadiye oo keeney xoolo markuu xoolihii iibiyay ayaa wuxuu utagey niman dhalinyara ah si'uu habeenkaa ulabaryo, markey soodhaweeyeen, ayaa habeenkii laseexdey oo nalkii damiyay, markaasuu qeylyay oo yidhi "War indhabeeley, war indhabeeley, ee nimanyahow hadaad tol tihiin indhaha maruun haley furo, waxkastoo lacag ah oo aan heysto waan bixinayaa" kadibna nalkiibey udaareen lacagtiina waa kaqaateen. |