site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

HADII MAROODI LAGUU DHIIBO MAXAAD KU SAMYN LAHAYD

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): HADII MAROODI LAGUU DHIIBO MAXAAD KU SAMYN LAHAYD
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FAHAD

Tuesday, July 25, 2000 - 10:14 am
Maalin ayaa mid ku jira isbitaalka dadka waalan ama (maanakobiyo)waxaa uu dhakhtarkisu ku iri doctor aniga waan cafimaday ma waalni dhakhtarkii ayaa yiri hal su'aal ayan ku waydiinayaa hadaa ka jawaabto waa lagaa saarayaa wuxuu yiri okey dhakhtarkii ayaa wuxuu yiri :hadii babaay laguu dhiib maxaad ku samayn lahayd wuxuu yiri kii waalnaa :waan jeexi lahaa qashinkana ka daadini lahaa gudahaana cuni lahaa qubka tuuri lahaa wuxuu yiri waw adiga waad cafimad qabdaa ee orod iska bax saxibkis oo dhageysanayay ayaa isna yiri anigana waan caafimad qabaa markaas ayuu dhakhtarkii yiri sidii hore :hadii laguu dhiibpo maroodi maxaad ku samayn lahayd wuxuu ku jawabay sidan:waan qabani lahaa dhexdan ka jeexi lahaa qashinka daadin lahaa inta gudaha cuno qubka tuuri lahaa dhakhtarkii wuxuu war adiga waali ayaad ziyaadsatay ee jaqaafi

MORE :COMING SOON:

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AXMED-GOLE

Monday, July 31, 2000 - 12:47 am
AARYAA FAHAD GAX GAX GAX QADAAD XUME TANA ISKA DAY HEE

Laba nin ayaa siqasaba ugu shaqaynjiray nin Boqora maalintii dambe ayaa boqorkii arkay mid kamida oo is xumaynaaya waana uu waydiiyey wuxuuna ku jawaabay kii shaqalaha ahaa Ina boqor ayaan ahaan jiray adna Cook(cunta kariye) ayaad iga dhigatay
Boqorkii ayaa yidhi hadaad ina boqortahay 1 su'aala ayaan kuweydiin hadaad ka jawaabtana reer boqorkaad kamid noqon lol
Boqor: Hilibka Digaagaha meeshee ugu macaan marka lashiilo
Cook: waxaa ugu macaan qolofta yar ee kasaraysa hilibka marka lashiilo ayuu ku jawaabay
Boqorki waad baastay ayuu ku yidhi maanta laga bilaabana reer boqorka ayaad katirsantahay lol
Xariifkoo maqlaayey sida wax u dhacay ayaa asna soo booday yidhina ana reer boqor ayaan ahaan jiraye sidan halla ii dhaamo loooooooool
Boqorki: ayaa ku yidhi hadaad reer boqor ahaan jirtay hilibka Lo'da meeshee u macaan lol
Xariifkii: qolofta koraa u macaan ayuu ku jawaabay lol hahahahha eeeh he ehe ehe eh eh
Ma warbaa yaaaaaaaaaaala heeeeee looooool gax gax gax fiiiiiiiiiiiq fiiiiiiiiiiiq fiiiiiiiiiiq

AXMED-GOLE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FAHAD

Monday, July 31, 2000 - 04:27 pm
\
gax gax gax war axmed waa iga xaarsiisay saxib oops ceeb duqa more .

oficcer iyo waxay ahaayen gaal baadari ah habeen walba oficcerka markuu jiifto ayuu badarigii mootadiisa lasoo maraa qaylida mootada ayaana xarfaanka askariga hurdada ka kiciso wuu fikiray sidii uu ninkan uga reebi lahaa baadariga motada lakin wax khalad ah wuu ku waayay baadariga habeen ayuu wuxuu waydiiyay officerka :ninyahow ma cabsanysid miyaa kaligaa socodka saq dhexe baadarigii ayaa ku jawabay :kali ma ahi waxaa ila saaran father son iyo ruuxa jesus sida ay gaalada dhahan markasuu yiri hal mooto ayaad afar ku saaran tihiin waad xiran tahay baadari sidii ayuu uga raayay gaalka

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AXMED-GOLE

Tuesday, August 01, 2000 - 01:26 am
GAX GAX GAAAAAX JIX JIX JIX JIIIIIIIX
Sxb Fahad adaaba iga daray

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.