site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Intaan ahaa fly13 jabkii iga khabsaday USA!!!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Intaan ahaa fly13 jabkii iga khabsaday USA!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FLY13

Saturday, August 05, 2000 - 08:32 pm
waxaan ku soo dagay magaalo aan khofna joogin oo gaalo cadaan ay isku urursatay. hay'ad baa isoo dajisay waxayna ii dhiibeen islaan iyo labadeedii gabdhood oo guri balaaran ku nool. hameen kii aan soo galay USA galabtii ku xigtay bay maamadii tiri gabdhaheeda mid ka mid ah soo war wareejji. bal maya maxay ii jirtaa?
waan taba galay ka dib waxaan galnay mool dhul ilah ogyahay ku fadhiya. dadkii cadaanka ahna waa isku keeymid hadba kaan arko waa kiisii kale, dadku waa badan yihiin waa ciriiri ingiriis fiican ma akhaan gabartii say ii hor socotay bay ileen kuwa salaantay ana waxaan cayr sanayaa mid hortayda socota oo isku dharba aykhabaan. orod badanaa, balaayo naasaha ka gooysay way idhaafisay aaga oodhan mardanbay meel gashay waan ka daba galay waxayna mooday inaan raadsanayo waxay iwaydiisay waxaan iska dhahay no no no! tagtay dabagalay aragtay inaan ku daba khornahay waxaan arkaa niman feero waaweeyn oo geesaha iga taagay way ila hadleen ana ayaga uma jeedo ee ayadaan cayrsanayaa yeeysan kaa baxsan illeen meel aan aado garanmaayo no no no! baan dhahay xageedaana aaday, kalarkay igu dhageen arkay inay sheekada igu xuntahay yaa nafsi bay iga gaartay!
waxaan ku baxsaday gabartii baa ogeeysiisay waardiyayaashii ka dib saas baan dhogor cadeey isku helnay~!~!! yaabka yaabkiis

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, August 06, 2000 - 07:00 am
GUX GAX;;''AH'UH~!~! HADA MAKALA SAARI KARTAA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FAHAD

Sunday, August 06, 2000 - 05:26 pm
DAY HEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEE THAT WAS VERY FUNNY WAXAA II MUUQATA SOMALIDA ILOWDAY INAY MALIN QOXOTI AHAYEN INADAN KA MID AHAYN THANKS GOOD JOB BRO/SIS

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

13-ilbaxay

Sunday, August 06, 2000 - 06:00 pm
ESL goormaad dhamaysay?
qofwalba maalin buu yimide wakh-tigaaga kafaaidayso......flight 13 warshadaha baa laguyaqaanaa sida production assembly adc
rentcars nadaafada down town ...sankana way fareeyaan xaaq ayay dhahaan lacgtooda wuukuqayilla
asagoo shaarkii xerada qaxootiga qaba
Tallo halla dadaalo wax hallabarto
DON'T WORK FOR MONEY ONLY WORK INAAD WAXKABARATIDs
shaqadaad dooratay inaay ku anfacdo mustaqbalka

s

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, August 07, 2000 - 06:02 am
fly 13 good job lolol

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.