site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Baafin

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Baafin
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yasin

Sunday, August 06, 2000 - 06:27 am
ugu horeyn anigoo ka faaideysanayo jaaniskaan ayaan waxaan doonayaa inaan halkan ka raadiyo dhalinyaro aan isku is kuul ahaan jirnay.
anigo ah yasin omar waxaan halkaan ka raadinaa dhalinyaradii aan isku fasalka aheeyn sida xasan yusuf munye iyo guled maxúd salad , kaltuum , sahra, yonis , dhalinyaradaan waxaan aheeyn isku fasal marka uu dagaalka dhacayay waxaana dhiganeynay saqaawadiin qeybta carabiga gaar haan fasalka layiraahdo taaltaa awal cilmi waxaana aheyn foon three marka dagaalka sokeeye dhacayay, hadaba cidii akhbaar ka haeysa dhalinyaradaa waxaan idinka codsanayaa inaad iisoo emailgareysaan .
i hope that i wil get contact with them through the net.
waa kanaa iimeylkeyga.
micky_65@hotmail.com

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.