site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Jabka jab aa ka horeeyey!!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Jabka jab aa ka horeeyey!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fly13

Sunday, August 06, 2000 - 07:17 am
waxaan joogay keenya meelka mid ah shiid xun aa i haayay naftayda aan u bakhay sarfayfal aan bilaabay. waxaan niman ka ijaartay gaari gacan aan dadka nairobi ka imaanaya aan alaabta ooga soo khaado! meesha aan ka kharaabtona waa boosteejada!!
dadka aan alaabta u khaadno intaysan soodagin ayay alaabta u soo dhiibaan gaarigacnlayaasha si ay u sii salax sadaan khof alaabta u khaada!
gaari baa goor barkhadii ah imaaday waan ku kala orodnay si aan u helno alaab aan khaadno. gabar baa alaab ii soo dhiibatay ana waa saan rabay alaabtii baan gaarigayga saaRAY. gadaal baan u sii fiirayay gabartii! mise waa gabar aan jeclaan jiray aad ayna iigu waab sanayd khabtii ka hor! lana luukh aan ka baxay oo waa u gooyay anoo ka fogaanaya inuu jab iga raaco!!
mase noqon oo kuwaan ka wada shaqeeno ayaa yakhaan gaarigayga gabartii baa khaylisay "aaway wiilkii gaari gacanka" dhalinyaro baa farta igu soo fiikhday maxaa ka dhacay hee!! karbaash baaa halkaas iga khabsaday~!~!~!

ma jiraa khof aad jecleed oo kuu waabsanaa aad shaqadaas ookale aad iskuugu imaateen???????????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, August 18, 2000 - 02:49 am
NOPE!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CANBARO

Wednesday, August 30, 2000 - 08:41 pm
FLY13
WHAT EVER U CALL YOUR SELF ANIGU UMA ARKO WAX CEEB AH QOF SHAQAYSANAYA, HALKAAS WAXA SOOMAALIDA DHIGAY WAA WAXAAS OO KALE. AND PLEASE NEXT TIME JOKE FIICAN OO NAGA QOSLIYA NOO KEEN

BY BRO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FUAAD

Thursday, August 31, 2000 - 09:37 am
WAXAAN AAD UGU QOSLAY SHEEKADII SAAXIIBKAY FLY13
SAAXIIB QOSOL AAN WAAYADAAN IGA IMAN AYAAD IGA QOSLISIISAY, RAG BADAN OO HALKAAN JOOGANA WAXAY UGU QOSLEEN SI MAXAA KAAGALAY AH SAAXIIB WAXAAN KAA CODSANAYNAA SHEEKADAAS IN AAD DHAMAYS TIRTID IMISA MAALMOOD AYAADSE KA DUWANAYD DADKA HADA WAA SHEEKEE WAXAA FIICNAYD MAALINTAAS IN LAGULA KULMO WAXAAN KAA SUGAYNAA SHEEKO KALE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Soo saar

Saturday, September 09, 2000 - 06:05 am
Canbaro waa runteed laakiin kolay anigu ma jecli intaas oo kale igu dhacdo.
Waxaa dhici jirtey in xamar marar badan anoo haysta bus sii raac iyo soo raac in gabdho xaafada ay soo raacaan bus-ka marar baan ka bixiyey anoo is xoraynaya laakiin waa iska soo lugayn jiray saacadaba ha igu qaadatee oo hadhow gabdhaha agtooda baqdin kama qabin inkastoo aan daal ku soo jabay.
Laakiin haduu Majeerteen ama habargidir ahaan lahaa meeshuu ku alifilahaa oo wuxuu oran lahaa waxaan maqlay inaad imaanayso oo gaari gacan baan kuu diyaarshey, markaas dhibcuhu way isii kordhi lahaayeen.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.