site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

LABAO NIN OO EELAAY AH OO JOOGEEN SUCUUDIGA (LOL)

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): LABAO NIN OO EELAAY AH OO JOOGEEN SUCUUDIGA (LOL)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABDI

Tuesday, August 08, 2000 - 09:51 am
lABADIIN NIN OO TUKANAYSA AYAA WAXAA U SOO GALAY ASKARTII WAX QAFAALAYSAY OO SALADII KADABA XIRATAY
MARKAASAA KII HORE INTUU SHANQARATA MAQLAY AYUU YIRI. ey kooyi
MARKAAS OO KII DANBOO RUKUUCSANAAYO YIRI.
kuwii yaa kooyen
KII HORE MARKII UU SUJUUDA USOCDAY YIRI ASNA
sujuudaa ka gaadaan.
ASKARTII MARKII LA SUJUUDAY RAGII LA TUKANAAYEY MEEL AY KA BEXEEN AY GARAN WAA YEEN ILEEN WAA RAG ISHA BAYDHABO U SOO GOOJEENE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, August 09, 2000 - 04:53 am
lololololololol you make me laugh saxib good job;;;;;;;;;......>>>>>>>>>>>

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kaafi

Wednesday, August 09, 2000 - 08:09 am
war saaxiib cabdi sheekada saas uma dhicine yaa sida qaladka sheekada kuugu sheegay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cadceed

Tuesday, September 05, 2000 - 06:34 pm
GOOOOOOOOOOOd One Bro..Keeeeeep it up the wonderful jokes

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, September 07, 2000 - 08:43 pm
War yaa waxaan waa wixii dagaal bilaabay.
In qabiil laga dhigo wax lagu qoslo..
Waxaan wax lagu qoslo ma ahan waa af xumo aad
u gaysanayso Umada somaliyeed ee reer baydhabo ah.
Waryaa Qabiil cayda kaa hadaad nin wax isku falayo tahay oo dad ka daa cayda oo ilaah ka cabso.
Waa salamu calaykum.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qaldaan

Saturday, September 09, 2000 - 05:52 am
Hi all
Sheekada xoogaa baa laga tegey
waxay ahaayeen eelaay si sharci daro ah uga shaqaynaysay dhismo ku yaal Sacuudiga marka waqtigii salaada la gaarey baa shaqaalihii dhismaha salaad meesha ku qabsadeen, iyagoo tukanaya ayaa waxaa ku soo xirtey askartii dadka qafaali jirtay oo salaada kaliya raba, markii ay safkii wax ka galeen ayaa mid eelaay ah oo safka ku jira Iimaamkii oo isna eelaay ahaa ku yiri Iimaamkii kuwii aa kooyey, markaasaa iimaankii yiri mahaan samaynaa markaasii kuwii gadaale dhaheen aan ararno markaasaa markii la rukuucay ayaa iimaamkii boodey markaasaa kuwii kale ka dabo boodeen askartii intii naxdintii ka badatey bay ka dabo boodeen meeshii eelaaydu u carartey, eelaaydu waxay u qabtaa in askartu cayrsanayso askartana nafbaa wado oo dan kale ma leh.Marka qisada saa saan u maqalnay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

koob shaxa ika bixi

Monday, February 05, 2001 - 10:31 pm
war kulli kiin abihiin wasa ee nac nacda joojiya waxaas oo kale waa af lagaado marka 1waat kala baxay qaldaan war xaya waan yahow ilaa iyo 10sano maxaa gubay wadan keenii waa qabiil nimo marka 2baat war nin yahaw cabdi waxa tahay ilaah baa og laakiin waxan ogahay in aat tahay nin soomaaliyeet ee bal saaxiiboow kafirso waxaat ku hadleesid raku wey sheekeystaan laakiin nac nac lakuma sheekeesto war ninwalbo haduu uku yar yahay waa 20jir xishooda ee dadka uu daaya internetka fahantu warit kiin wasa xaya waano doofaara yahow iska ciyaaya

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.