BOOBSIIYE | Wednesday, August 09, 2000 - 11:52 pm laba nin oo tuugo ah ayaa gabar daba guray. mid ayaa kii kale wuxuu ku yiri adigu i ilaali anaa aqalsoomaaliga gelayee. kii markuu cabaar ku maqnaa ayaa midkii kale oo banaanka taagan gabadha aabeheed yimid, markaasuu kii cararay..odaygii oo yaaban. ayaa kii guddaha ku jiray soo baxay .... meeshuna waa mugdi -(gudcur)..habeenimo .....intuu odaygii soo dhinac istaagay asagoo saaxiibkiis u maleeya ayuu yiri... waryaa intaasaan geliyay (intuu labada farood kor u soo taagay)..odaygii ayaa inta yaabay oo soo fiiriyay. ku yiri xagaad gelisay?...markaasuu inta gartay ku jawaabay adeeroow dabadayda ayaan geliyay..intuu cararay.......!! |
saxan saxayo | Thursday, August 10, 2000 - 06:52 am good one it is very funny keep going saxib i realy like it.....lolololololololol |
kaafi | Thursday, August 10, 2000 - 07:57 am kaafi to boobsiye Saaxiib sheekadu aad bay ufiican tahay laakiin dabada faraha lagaliyay kabadal |
Carfaaye | Thursday, August 10, 2000 - 10:03 am wasaq, marax, wax lagu qoslo iyo wax u dhoow midna ma ahan, war wax isku fal wax iskuma falayahoow. deey lee ilkihiisa huurada badan.aqasaa caleek kanoo kalaa adunka ku nool!!!!!!!!!!!!! loser,psycho, moron. later marax! |
Qaaxo | Thursday, August 10, 2000 - 10:04 am Boobsiiye It aint funny at all. think about something else. u failed this time. 0% |
Anonymous | Friday, October 06, 2000 - 02:36 pm war boobsiiye afkaaga ma um waxa xum buu qabtaa waxaan aqriyaay sheekada aad qortay ee ahyd ma dabadaa i qaloocda. walaal xishoo it is not good for you |
gax gax gax | Friday, October 13, 2000 - 11:07 pm boobsiye,gax gax gax lol lol @is good one war waa iga qosolsiisay big time |