site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Abaayo ma dabadaa i qaloocda......ahhaha sheeko run ah

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Abaayo ma dabadaa i qaloocda......ahhaha sheeko run ah
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

boobsiiye

Thursday, August 10, 2000 - 11:03 pm
wiil ayaa kadib markuu saaxibadiis la seexday habeenkii ayuu aroortii markuu kacay asagoo hubsan wuxuu gashaday kalsuuntii gabadha (kuwa loo yaqaan g.string ) musqushuu aaaday ileen markuu sii socday ayuu barida sii xog xog tay wuxuu isku maleeyay inuu bilaa kalsuun yahay,,markuu musqushii ku fariistayna bahalkii ayaa gees ka soo dhacay....ninkii wuxuu iska xaajooday (saxarooday)...wuu yaabay saxaradan geeska u qaloocan...markuu musqushii ka soo baxay ayuu gabadhii waydiiyay ....abaaayo ma dabadaa i qaloocan ....markaasay tiri maya ,,,ee kalsuuntayda ii siib...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kaafi

Saturday, August 12, 2000 - 03:11 am
To boobsiiye

saaxiib waa sheeka qatar iyo qosole ee kastuumada naagaha hala iska ilaaliyo


jaaw

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.