site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Sheeko Bari Dhacday!!!!!!!!!!!!!!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Sheeko Bari Dhacday!!!!!!!!!!!!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdiyo

Friday, August 11, 2000 - 11:27 am
Gabar yar ayaa laga keenay baadiyo oo lookeenay Edadeed oo joogta xamar. Guriga waxaa jooga ilmo iyada is la'eg yihiin. Marka Malintii ugu horey say ayaa qadadii laysku wada daray ilmihii oo dhan. Sidaas darteed ilmahii qadadii ayay cuneen, kabacdi baa edadii waydiisay gabadha qadada maxaad si fiican ugu cuni wayday. Markaas ayay gabadhii ugu jawaabtay sadax jeer kaliya ayey yiraahdeen soo cun.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.